News Gurbiye
News Gurbiye
16/09/2026
Hadalka kaso yeeray Cali balcad muxu kula yahay ?
150Kun oo dagaalyahan ayay Xuutigu ku galeen xeebaha Makhaa iyo Mayuun!
Wu iga qosliyay,xasan Shekh wa ciyaal weero caadi ah ๐
Masha Allah
16/09/2026
Xaaladda waddooyinka Muqdisho iyo dadweynihii oo waayay meel ay u maraan goobaha ganacsiga iyo xarumaha caafimaadka ka dib roobab xoogan oo xalay ilaa saakay ka Daโaya Magaalada muqdisho.
Aqoon-yahan Xanaan maxay ka dhahday cadaawada carabta ay inoheyso
15/09/2026
Ninkii QoorQoor ahaa wuxu taganyahay Deef waa booday hadiiba Cali guud laabo lasoceliyay aniguna wan joogaya ๐
15/09/2026
Maxamed bin Salmaan oo Masar taageero militari ka doontay
Xaalka dhaqaale iyo kan militari ee reer ibnu Sucuud oo ka sii daraya maalinba maalinka ka danbeeya, garabna ka waayey Mareykanka ayaa maanta booqanaya Masar. Wararka ka soo baxaya Bariga Dhexe ayaa sheegaya in Bin Salmaan uu wajahayo xaalad daran kaddib markii Yaman iyo Iran ay gaarsiiyeen in uu waayo meel uu ka dhoofiyo shidaalka, taasina ay keentay in Sucuudigu uu Baanka Addunka ka dalbado amaah dhan balaayiin doolar.
Bin Salmaan oo h**e Yhda taageero ayagana uga codsaday ayaa shalay taageero lagu sheegay sirdoon ka helay Yhda, laakiin Mareykanka ayaan weli u fidin gacan difaac, taas oo loo fasirtay tabar-darro soo foodsaartay Mareykanka dagaalka Iran darti.
15/09/2026
๐๐๐๐๐ฑ๐ฐ๐๐ฒ๐ง๐๐ก๐ ๐๐๐ฆ๐ก๐ฎ๐ฎ๐ซ๐ข๐ฒ๐๐๐๐ ๐๐จ๐ฆ๐๐ฅ๐ข๐ฅ๐๐ง๐ ๐จ๐จ ๐๐๐ฉ๐ข๐ญ๐จ๐ฅ ๐๐ข๐ฅ๐ฅ ๐ค๐ฎ๐ฅ๐ ๐ค๐ฎ๐ฅ๐ฆ๐๐ฒ ๐๐ฎ๐๐ง๐จ ๐ค๐ ๐ญ๐ข๐ซ๐ฌ๐๐ง ๐๐จ๐ง๐ ๐ซ๐๐ฌ๐ฌ-๐ค๐ ๐๐๐ซ๐๐ฒ๐ค๐๐ง๐ค๐
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro), ayaa maanta booqday Xarunta Congress-ka Maraykanka (United States Capitol Hill) oo ah goobta ay ku shaqeeyaan Xildhibaannada Aqalka Sare (Senate) iyo kuwa Golaha Wakiillada (House of Representatives), halkaas oo uu kulamo muhiim ah kula yeeshay xubno ka tirsan Congress-ka Maraykanka, oo ay ka mid yihiin Xildhibaan (Congressman) John Rose (R-Tennessee) iyo Xildhibaan (Congressman) John Moolenaar (R-Michigan).
Madaxweynaha iyo xubnaha Congress-ka ayaa si qoto dheer uga wada hadlay xoojinta iskaashiga Somaliland iyo Maraykanka, iyaga oo si gaar ah u taabtay arrimaha amniga, iskaashiga istiraatiijiga ah, ganacsiga, maalgashiga iyo xasilloonida Gobolka Geeska Afrika.
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland ayaa adkeeyey muhimadda ay Somaliland u leedahay amniga iyo xasilloonida Geeska Afrika, Gacanka Cadmeed iyo Badda Cas, isaga oo tilmaamay in juqraafi ahaan Somaliland ay ku taallo meel muhiim u ah ilaalinta marinnada ganacsiga caalamiga ah iyo danaha istiraatiijiga ah ee muhiimka u ah dalka Maraykanka.
Sida oo kale, Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland ayaa carrabka ku adkeeyey in Somaliland doonayso iskaashi ku salaysan dano-wadaag, masuuliyad iyo natiijooyin la taaban karo, gaar ahaan horumarinta iskaashiga amni, ballaadhinta ganacsiga, dhiirrigelinta maalgashiga Maraykanka iyo xoojinta xidhiidhada dhaqaale.
15/09/2026
Adan Sahan tolow maxa lagu haysta ayay kula tahay?
Category
Website
Address
Mogadishu