RAXMO Rose

RAXMO Rose

Share

Halkaan Waa page keyga Saxda Ee Kheyrka Faafintiisa Nagu dhiirageli oo Follow Gare Pageka

01/06/2026

Hada waxan Diyaar unahy oon sugnaaba World Cup. Portugal πŸ‡΅πŸ‡ΉπŸ†πŸ™ γ‚š

31/05/2026

πŸ—£οΈπŸŽ™οΈ Madaxweyne ku xigeenka Khaled Al-Malik ayaa shaaca ka qaaday baaxadda korodhkooda ka dib guushii SPL: Ee Uu Ronaldo U horseeday.

β€’ 1.28M oo shaati ah ayaa laga iibiyay dhamaan adduunka oo dhan 2025

β€’ Malaayiin daawasho oo ciyaaraha ah, oo la tartamaya derby-yada caalamiga ah
β€’ Korodh ballaaran oo ku yimid baraha bulshada ka dib
β€’ Ka qaybgalka dijitaalka ah ee rikoodhka jabiyay ee goobaha oo dhan

Marka la soo koobo, Al Nassr FC hadda ma aha oo kaliya naadi… waa mashiin suuqgeyn caalami ah.

πŸ†πŸ Cristiano Ronaldo β€” ma aha oo kaliya gool dhaliye, laakiin lkn sido kale wuxuu beddela jihadi dhaneyd ee mashruuc.

Imaanshihiisa ma uusan beddelin oo keliya natiijooyinka.

Waxay beddeshay aragtida.
Waxay beddeshay muhiimadda.
Waxay beddeshay wadahadalka caalamiga ah ee ku saabsan kubadda cagta Sacuudiga.

SUAAL: Makula tahy Hadii uu RONALDO SACUDIGA KATAGO IN SAMEYNTA FOOTBALLKA SACUDIGU HOOS UDHACAYO.
Faladada hoos noogu reeb
γ‚š

30/05/2026

Ugu dambeyn Psg Aya qaadey Dhaga weynaha.πŸŽ‰πŸ₯³πŸ™πŸŽ–οΈπŸ†

30/05/2026

πŸ—£οΈπŸŽ™οΈ PSG oo Ugu dambeyn ku dabaaldagtey Dhaga weynihii Arsenal Riyada ua ahaa.

30/05/2026

Saadali Ciyaarta Caawa ee Udhaxaysa PSG VS ARSENAL

28/05/2026

πŸ—£οΈπŸŽ™οΈ MOHAMED SALAH HERE WE GO TO AL-NASSRπŸ™πŸŽ‰πŸ₯³

26/05/2026

Eid Mubarak πŸ₯°πŸ₯°πŸ₯°

Photos from RAXMO Rose's post 23/05/2026

πŸ—£οΈπŸŽ™οΈ CRISTIANO RONALDO Nassrawis…
xilli ciyaareed waali ah. Laga bilaabo maalintii ugu horreysay, waan garanaynay waxa aan rabno iyo waxa ay qaadan doonto si aan halkaas u gaarno.

Waan shaqeynay, waan dagaalannay oo wax walba waan bixinnay tababar kasta iyo ciyaar kasta.
Ma ahayn waddo fudud, laakiin ugudambeyn waan wada gaarney hadafkii.
Waad ku mahadsan tahay inaad na aaminteen oo aad garab istaagteen bilow ilaa dhamaad iniko maalinna naga caajisin.πŸ†πŸ™πŸ‘‘πŸ‘πŸŽŠπŸŽ‰πŸ₯³

22/05/2026

πŸ†πŸ™πŸ‘‘Maalmo Badan Ayan Usoo jabney Guushaan Finally Waan gaarney Hadafkeeni. πŸŽŠπŸ‘πŸ₯³πŸ™πŸ†

21/05/2026

We are The Champions of Saudi Pro league πŸ†πŸŽŠπŸŽŠπŸŽ‰πŸŽŠπŸŽ‰

Category

Website

Address


Mogadishu

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when RAXMO Rose posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Subscribe

We will notify you when anything happens in Mogadishu.