Duudeey Macalin Dheere

Duudeey Macalin Dheere

Share

Halkaani waa boga rasmiga ah ee beesha macalin dheere agoon { DUUDEEY }

09/09/2026

Mowliidka Beesha Duudey macalin dheere oo maanta si Heer sare ah u dhacay .

Mowliidkan midka Xiga Samo iyo Caafimaad Allaha Nagu gaarsiiyo .

.

Photos from Duudeey Macalin Dheere's post 15/08/2026

Jimco 14_Aug_20226 Waxaa Kulan Heer Sare ah Uu Ka qabsoomay Ileys Hotel .
Agaasime maxamed muxudiin Iyo Beesha Duudeey macalin dheere Ayaana isku Arkay Kulankaan.

15/08/2026

DUUEEY MACALIN DHERE AGOON

19/07/2026

Waa kulankii Agaasime Mohamed Muhidin Abdullahi Adan iyo Dhalinyarada Beesha .

Agaasimaha wuxuu leeyahay "Kobtaada Iyo Tolkaaga Dhexdaa Looga Jiraa " .

16/07/2026

SOO DHAWOOW AGAASIME Mohamed Muhidin Abdullahi Adan ✔️

16/07/2026

Hambalyo Agaasime Mohamed Muhidin Abdullahi Adan ✔️

29/05/2026

DUUDEY MACALIN DHEERE 🔥

09/04/2026

انا لله وانا اليه راجعون.
ان لله ما أخذ وله ما أعطى وكل شيء عنده بأجل مسمى.

Allaha Unaxariisto Adeer Nuur Cismaan Aadan
Oo maanta Xaqii Haleelay .

20/03/2026

Miisaanka Dhexe 🔥

Category

Website

Address


Banorama
Mogadishu
252