Find beauty salons in Mogadishu. Listings include Maxamed Amiin, Wll daacad, yarta sanadka, Mambuu Cosmetics, Najiib Alfa yare, Wax Sheega Xawaadle.
Waxa ka helee Mambuu Cosmetics dhamaan agabyada Kaladuwan ee cosmetics sida skin care products, makeups, toner, Scrubs, I.W.M.
Hibo Queen Beauty salon waxad ka heli kartaan waxkasta oo qurxin dumar ah sida:- Cilaanka noocyadiisa kala duwan, Makeup-ka, Tima dabista, Cidiyo qurxinta dharka arooska iwm.
ku soo dhowow Libin Purple 👜👠⏱✨ Ku xaragow boorsooyin casri ah, kabo tayo sare leh, saacado qurux badan, iyo agabka loogu talagalay dumarka. Quruxdaada ku xooji LibinPurple! 💜
Halgan online.com waxad ka heli kartaa dhamaan alabaha kala duwan waxa laguugu kenaya adigoo joogo gurigaga ama goobtada shaqo
raadsan Online market waa shirkad aad ka dalban karto alaabaha aad u baahato adoo gurigaaga jooga