Golol TV
Halkaan waxaa ku Soo Gudbin Doonaa Warar, Barnaamishyo iyo Qisooyin Fadlan ila Socio mahad Sanid
09/07/2026
XILDHIBAAN MAHAD CABDALLE CAWAD IYO WAXQABADKIISA DEGMADA TOWFIIQ
Mahad Cabdalle Cawad, oo ah Xildhibaan ka tirsan Golaha Shacabka ee Dowladda Federaalka Soomaaliya (HOP104), ayaa lagu xusuustaa dadaallo kala duwan oo uu ka geystay degmada Towfiiq.
Waxqabadyada lala xiriiriyo waxaa ka mid ah:
* Taageeridda macallimiinta dugsiga Towfiiq.
* Gaarsiinta dawooyin iyo taageero isbitaalka degmada.
* Ka qayb qaadashada gurmadka biyo-dhaaminta xilligii abaarta. Oo ah xiliga laka Barto siyaasiga.
* Gaarsiinta deeqo gargaar ah qoysaska danyarta ah.
* Dhagax-dhigga saldhigga booliiska Degmada Towfiiq si loo xoojiyo amniga.
* Taageeridda dadaallada lagu hirgelinayo ceel-biyood si wax looga qabto biyo-yaraanta.
Taageerayaashiisu waxay ku tilmaamaan inuu yahay mas’uul bulshada u dhow, kana shaqeeya horumarinta adeegyada bulshada. Waxay sidoo kale aaminsan yihiin in dadaallada noocan oo kale ahi ay door ka qaataan horumarka deegaanka iyo kor u qaadidda nolosha shacabka.
Degmada Towfiiq waxay u baahan tahay horumar joogto ah, waxaana la qiimeeyaa cid kasta oo ka qayb qaadata adeegga bulshada iyo horumarka deegaanka.
Bulshada rer towfiiq na waxaay ujeedinayaan xil mahad cawad mahad celin.
01/07/2026
/ Waxaa bulshada degmada Towfiiq loo qabtay Peace Dividend Project Orientation, ( Wacyigelinta Mashruuca Faa'iidada Nabadda") iyadoo diiradda lagu saaray sidii bulshada ay door muuqda uga qaadan lahayd ilaalinta iyo joogtaynta hantida mashruuca.
Kulanka waxaa lagu adkeeyay:
1. In bulshada ay ilaashato hantida horay loogu hirgilayey iyo mida loo hirgalin doono.
2. In si wadajir ah loo dayactiro haddii ay waxyeello ama cilad timaaddo.
3. In lala xisaabtamo cid kasta oo si ula kac ah u waxyeellaysa hantida.
Wacyigelintan waxay ujeeddadeedu tahay in qalabka iyo adeegyada mashruucu noqdaan kuwo waara (sustainable), si bulshada degmadan kunooli ay uga faa'iideysato muddo dheer, isla markaana loo xoojiyo dareenka lahaanshaha iyo masuuliyad wadajir ah.
WQ Ali Gaawiido Ahmed
Magaalada muqdisho oo kala Xiran kadib markii uu.......
Cawaale ayaa babanayo Dhanka cirka
01/07/2026
Caasimada Soomaaliya ee Muqdisho waxaa si weyn loogu dabaaldagayaa munaasibada 1-da luulyo, madaxweynaha Soomaaliya oo shacabka la dabaaldagaya.
1luuliyo oo wali Laga Dabaal Degaayo muqdisho
''Macalin mahdi ayaa Sidii Tanyaanigii Dadka ugumeesanaayo"
Caawa halke ku dabaaldegaysaa
Hordhaca Dabaal Dega
30/06/2026
Sida ay ku warantay Warbaahinta Turkigu diyaaradaha dagaalka ee F-16 ee Ciidanka cirka Turkiga ayaa saaka duqeymo culus ka fuliyay deegaanka Godey ee Gobolka Shabeellaha hoose ee Dalka Soomaaliya, waxayna halkaasi ku dileen in kabadan 35 AS, sidoo kale waxaa duqeymahaasi ku dhaawacmay ku dhawaad labaatameeyo kale.
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Website
Address
Mogadishu