Ceelguula page
Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Ceelguula page, Health/Beauty, Ceelguula page, Mogadishu.
07/08/2025
halka iyagana ay ka socdaan teamkan reer Abakar culus doorasho meesha k**a socoto
07/08/2025
doorashadii ururka dhalin yarada dagmada ceelguula oo shuceyb iyo Abdi yare iyo Bashiir ay ka dhigeyn reer hilowle iyo reer Abakar culus
meesha ay maryso ayaa war idin Kaga hayaa ee Ila socda ππ
Dib u milicso gudoomiyaha dagmada ceelguula
Oo halsano jirsaday iyo balankii ahaa ceelguula cagaaran waxa isna mesha ku jirah gudoomiyaha Ururka DHalinyarada Dagmada Ceelguula xoosh
Oo labadooda waxba qaban markii ay Dantooda. Ayey iskaga soo tageen dagmada ceelguula iyagoo hada ku sugan caasimada muqdisho
Wxaa bur buray dhamaan kuudadkii ku hareeraysnaa geedaha u dhow Aargada dagmada ceelguula fadlan
05/08/2025
shuceyb iyo Abdi yare doorashadii waa qabiileeyen
Bari baa video fiican inkaga soo duubeynaa
teamka doorasho qabanaya iyaga dhan waxa ay la safan yihiin suudi
1 shuceyb team suudi
2 Abdi wali team suudi
3 sacdiyo team suudi
4 safiyo team suudi
5 cali team suudi
6 bashiir team suudi
dhamaan waxa ay ka miday San yihiin suudi
waa arkaynaa meesha ay la gasho baha shaas dhinaca kararan aan cadaalada ahayn
la soco πππ
Category
Website
Address
Ceelguula Page
Mogadishu