OLalaha Qaad Diidka Somalia

OLalaha Qaad Diidka Somalia

Share

Waaa madal ku mideysan joojinta Qaaadka baa biyay umada somaliyed

27/11/2024
15/09/2024

Waxaa jiro wax la dhaho Airdrop ooo lacag lagu helo. Waxaad si maalinle ah u ciyaraysaa game dhibco helaysaa kabacdineh hadhow lacag ku noqonee oo cryptocurrency ah halaga faaiidaysto

Link giigasa waakan halkan ka dhelee hada kan waxow dhacayah 26 sep ka gaadh marka

https://t.me/hamster_kombaT_bot/start?startapp=kentId7517287032

12/11/2022

Kenya iyo Ethiopia saaka gurmad caafimaad uma keenin Soomaaliya ee waxay ukeeneen diyaarado daroogo xaaraan ah sida,waxayna gurteen lacagtii dhaawaca lagu daweyn lahaa.

Soomaaliyeey Tasho.
Abukar Awale

12/11/2022

waa page olalaha qaad diidka walal nagala qeybqaado joojinta qaaad umadenah iyo dhaqalahena baabiyay

Category

Telephone

Website

Address


Banaadir
Mogadishu

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when OLalaha Qaad Diidka Somalia posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Subscribe

We will notify you when anything happens in Mogadishu.