Aboosto

Aboosto

Share

"๐Œ๐ฎ๐ฎ๐ฃ๐ข ๐๐ฎ๐ซ๐ฎ๐ฑ๐๐š๐š๐๐š ๐ƒ๐š๐›๐ข๐ข๐œ๐ข๐ ๐š ๐€๐ก"

29/07/2026

MALA SOCTA HADII AAD ALAABAHA CENTELLA UGU IIBSATO 35$ AMA KA BADAN INAD HELI DOONTO MINI CENTELLA SUN SERUM.

HADA KAALY XARUNTA KUGU DHAW EE ABOOSTO INTA UUSAN OFFERKAN DHAMANIN๐Ÿฅฐโœจ

29/07/2026

Hadii aad gaduud iyo gubasho maqar ka cabaneyso xalkaga waa Skin1004 Centella Line, kaliya xaruntena nagu so booqo ama nagala so xariir instagram keena๐Ÿฅฐ

28/07/2026

SKIN1004 waa skincare oo ka timid Kuuriyada, waxaana caan ku tahay isticmaalka maaddooyin dabiici ah oo jilicsan maqaarka.

Haddii aad rabto skincare fudud oo maqaarkaaga daryeesha, SKIN1004 waxay noqon kartaa doorasho wanaagsan.

28/07/2026

SKIN1004 Madagascar Centella Ampoule waa Daryeel jilicsan oo waxtar u leh maqaarkaaga. ๐Ÿค

โœจ Waxay dejisaa maqaarka
๐Ÿ’ง Waxay siisaa qoyaan
๐ŸŒฑ Waxay xoojisaa difaaca maqaarka
๐ŸŒŸ Waxay kaa caawisaa inaad hesho maqaar caafimaad qaba oo dhalaalaya.

Ka hel Skin1004 lines dhammaan xarumaha Aboosto oo dooro waxa ku habboon nooca maqaarkaaga.

28/07/2026

๐ŸŽ‰ QIIMO DHIMIS WEYN OO AAN LA SEEGIN! ๐ŸŽ‰

Cadarka aad jeceshahay iyo saliidaha Confidant Organics hadda waxay ku jiraan qiimo dhimis gaaraysa ilaa 20% โœจ๐ŸŒธ

๐Ÿ’ซ Fursaddan waa hal toddobaad oo keliya, ee ha sugin!

๐Ÿ“ Booqo xarunta Aboosto ee kuugu dhow maanta.

27/07/2026

Hadii oo adiga maqarkaga hadli laha muxuu dhihi laha ๐Ÿค“?

Nagula wadag qeybta comments ka๐Ÿ˜Š

26/07/2026

Routine kaan Wuxuu ka caawinayaa dejinta maqaarka, xoojinta difaaciisa dabiiciga ah, iyo ilaalinta qoyaanka si maqaarkaagu u noqdo mid caafimaad qaba oo deggan. ๐ŸŒฟ๐Ÿค

26/07/2026

โœจ Isticmaal routine-kan haddii maqaarkaagu yahay mid xasaasi ah, si fudud u casaada, qallalan ama combination skin. ๐Ÿฅฐ

Wuxuu ka caawinayaa dejinta maqaarka, xoojinta difaaciisa dabiiciga ah, iyo ilaalinta qoyaanka si maqaarkaagu u noqdo mid caafimaad qaba oo deggan. ๐ŸŒฟ๐Ÿค

26/07/2026

๐ŸŒฟ Maqaarkaaga ma wuu daciifay ama si fudud ma u xanaaqaa?

Haddii maqaarkaagu dareemo qalayl, gaduud , cuncun ama uu si fudud uga falceliyo alaabooyinka, waxaa laga yaabaa in difaaca dabiiciga ah ee maqaarkaagu uu daciifay.

25/07/2026

๐ŸŽ‰ Ugu dambeyn wala so celiye saabunta kojic ๐ŸŽ‰

โœจ Kojic Soap hadda waxa uu diyaar ka yahay dhammaan xarumaha Aboosto! ๐Ÿค

Haddii aad raadineysay saabuunta caanka ku ah inay ka caawiso iftiiminta maqaarka, yaraynta muuqaalka dhibcaha madow iyo simidda midabka maqaarka, hadda waa fursaddaada. ๐ŸŒŸ

๐Ÿƒโ€โ™€๏ธ Booqo xarunta Aboosto ee kuugu dhow oo soo qaado kaaga maanta!

๐Ÿ“ Waxaa laga heli karaa dhammaan xarumaha Aboosto.

Want your business to be the top-listed Beauty Salon in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Telephone

Address


Mogadishu

Opening Hours

Monday 09:30 - 22:00
Tuesday 09:00 - 22:00
Wednesday 09:00 - 22:00
Thursday 09:00 - 22:00
Friday 05:00 - 22:00
Saturday 09:00 - 22:00
Sunday 09:00 - 22:00