Dollar home store & gifts
waxaad ka heleysaa Dollar home store and gifts, boombalaha dharka dumarka lagaliyo, dharka hablaha, iyo sali iyo kitaab magaca rabto lagagu qoraayo. so dhawaada
iyo wax yaabo kalo badan.
Sali iyo kitaab magacaaga lagugu qoro wa iga heleysiin so dhawaada.
Boombalaha tima dabida lagu barto
Saliid qumbe saafi ah iyo saliida dacaarta oo daaweyneysa timaha aad ka u gurma ama u go'a waxaad ka heleysaa Asfah Beauty .
09/02/2021
Saliid qumbe saafi ah kaso dalbo Asfah Beauty
Waa saliid la hubo tayadeeda aad na u caraf badan. Mar haddii aad barato na aadan mid kale raadin doonin.
0619234544 qofki u baahan number kaan hainagala so xiriiro.
Mahadsanid
13/12/2020
Waa diyaar. Alaabihi tinta...
03/12/2020
Waxyaabaha sababa in tinta aad u go'do.
Halkaan ka ogaaw waxyaabaha keeni karo iney timaha aad kaaga go'aan.
01/12/2020
Shukumaanki timaha lagu qalajinaaye wa diyaar. Ma cusla si fudud na tinta wuu kuugu qalajinayaa. Soo dalbo waa hubaal in aad ka heli doontidee.
01/12/2020
Aloevera and neem oil
1- Saliidaan wexey kaa joojineysaa tima go'goa.
2- Wexey kobcisaa tinta
3- wexey daweysaa agoolka iyo cuncunka lafta madaxa
4- wexey bixisaa injirta
5- wexey yareysaa aflaaqada tinta ku dhacda.
Faaiidadeeda halkan laguma soo koobi karo. Soo dalbo soona tijaabi adigaa arki doonee.
01/12/2020
Saliid qumbe 💯 nadiif ah, waxaad ku
1- darsan kartaa cuntada
2- marsan kartaa tinta
Tinta wexey siisaa dhalaal, tinta wey bixisaa, wexey ka dhigtaa jileec. Tinta wexey u so celisaa culeyskeedi.
3- waxaad ugu masaajeyn kartaa nuunaha, ka bilow maalinku dhasho ilaa u ka weynaado.
4- waxa kaloo ku masaajeysan karo dad ka waaweyn. Maqaarka wey qoysaa, wexey ka dhigtaa jileec liisho.
5- wexey bi'saa finanka kuleelka ku yimaada iyo gubashada xiliyada kuleyka.
Hala moogaanin family gaaga in ay joogteeyaan isticmaalka saliida qumbaha.
Telephone
Website
Address
Heliwa, Near SOS Hospital
Mogadishu
Opening Hours
| Monday | 08:00 - 20:00 |
| Tuesday | 08:00 - 20:00 |
| Wednesday | 08:00 - 20:00 |
| Thursday | 08:00 - 20:00 |
| Saturday | 08:00 - 20:00 |
| Sunday | 08:00 - 20:00 |
Alerts
Be the first to know and let us send you an email when Dollar home store & gifts posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.