Hassan Ta.uulle

Hassan Ta.uulle

Share

๐Š๐š๐ง๐ข ๐ฐ๐š๐š ๐›๐จ๐ ๐ ๐š๐ฒ๐ ๐š ๐ซ๐š๐ฌ๐ฆ๐ข๐ ๐š ๐š๐ก ๐ž๐ž ๐…๐š๐œ๐ž๐›๐จ๐จ๐ค, ๐ฐ๐š๐ฑ๐š๐š๐ง๐š ๐ก๐š๐ฅ๐ค๐š๐ง ๐ข๐๐ข๐ง๐ค๐ฎ๐ฅ๐š ๐ฐ๐š๐๐š๐š๐ ๐ข ๐๐จ๐จ๐ง๐š๐š ๐š๐ซ๐š๐ ๐ญ๐ข๐ฒ๐š๐ก๐š ๐ฌ๐ข๐ฒ๐š๐š๐ฌ๐š๐๐ž๐ž๐, ๐ฐ๐š๐ซ๐š๐ซ๐ค๐š ๐ซ๐š๐ฌ๐ฆ๐ข๐ ๐š ๐š๐ก.

19/03/2026

Ciid Mubaarak ๐ŸŒ™โœจ
Waxaan hambalyo iyo bogaadin u dirayaa dhammaan Muslimiinta meel kasta oo ay joogaan munaasabadda barakeysan ee Ciidul Fidriga.
Ilaahay ha naga aqbalo soonkii, salaaddii iyo dhammaan camalladii wanaagsanaa ee aan soo gudannay bisha barakeysan ee Ramadaan. Ha inaga dhigo kuwii dambigooda la dhaafay, naxariistiisana helay.
Ciiddan ciiddeeda kale ha inagu gaarsiiyo caafimaad, nabad, barwaaqo iyo midnimo.
Ciid Mubaarak dhammaantiin! ๐Ÿค

17/02/2026

*Asalaamu Calaykum Waraxmatullaahi Wabarakaatuh.*

Waxaan idiin hambalyeynayaa dhalashada bisha kheyrka iyo naxariista badan ee *Ramadaan* . Ilaahay ha inaga dhigo kuwii ka faaโ€™iidaysta fadligeeda, hana inaga aqbalo soonka, salaadda, Qurโ€™aanka iyo dhammaan camalka suuban.

Bishan waa bil cafis, naxariis iyo xoreyn Naar. Aan ka faaโ€™iidaysanno fursaddeeda, qalbiyadeennana ku nadiifinno cibaado iyo samir.
Ilaahay ha inagu gaarsiiyo Ramadaanno badan oo caafimaad iyo iimaan leh.

Ramadaan Kariim
dhammaantiin. ๐ŸŒ™๐Ÿคฒ

Want your business to be the top-listed Beauty Salon in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Category

Telephone

Website

Address


Makkah Almukaramah
Mogadishu
00252