Kiyaas dhoof

Kiyaas dhoof

Share

kisyàas

07/08/2024

Dhanto siyaad

22/02/2023

Macalinka physics.ka ayaa wiilkan waxaa ku sheegay in ladilo sida uu sheegay waxaa meesha aan ka marneyn macalinka tarbiyada

01/11/2022

Alle ha u naxariisto Wariye Maxamed Ciise Koona wuxuu kamid ahaa wariyayaasha muqdisho gaar ahaan kuwa diirada saara Arrimaha Bulshada.
Wanaagii uu aduunka sii shaqaystay rabbi ha ugu naxariisto.

Idinkuna u duceeya walaalkeen🙏

01/11/2022

Mahadli karto ma carari karto ma oga wxa hoyaded lo diley sdo kale ma oga cida dishey.

Hoyaded macan sakay aydo dhabarka kusidata bay guriga kala so baxday xita qof ugama aysan so tagin lakin hada kadib hoyadedi macaneyd ee dhabrki ku qaadi jirtay ma qadi donto oo aydo meyd ah ba laga so ag qaday💔.

Waa qalbi jab xanun iyo mahadho qalbiyadena ku beermeysa.

Ilaahey waxan uga rajeynaya gabdhas in rerkda lo helo nolol ficana hesho rajanimo
Ma sahlane

01/11/2022

ImagesCopyright: Getty Images
Fannaanka caanka ah ee heesaha Raab-ka, Takeoff, oo ka tirsanaan jiray kooxda Migosbandhas ayaa toogasho lagu dilay, sida ay tebisay warbaahinta Mareykanka.

Falkan lagu dilay fannaanka ayaa ka dhacay magaalada Houston ee gobolka Texas.

Booliska ayaa sheegay in Takeoff la dilay aroornimadii maanta oo Talaado ah, waqtiga maxalliga ah.

Magaca dhabta ah ee fannaanka 28 jirka ahaa waa Kirshnik Khari Ball.

40 ilaa 50 qof ayaa isugu yimid meel uu ku ciyaarayay Kirshnik Khari Ball, waxaana mar qura si lama filaan ah rasaas ugu furay qof ka mid ahaa dadkaas, sida ay boolisku sheegeen.

01/11/2022

madax weynihii h**e ee soomaaliya maxamed cabdulahi faramajo ayaa u tacsiyey dadkii qaraxii sobe 2 Innaa Lillaahi Wa Innaa Ileyhi Raajicuun

Waxaan tacsi tiiraanyo leh u dirayaa dhammaan ummadda Soomaaliyeed, si gaar ah ehelada shacabkii birimageydada ahaa ee ku shahiiday qaraxii argagixiso ee ay maanta kooxaha arxanlaaweyaasha ahi ka gaysteen magaalada Muqdisho.

Falkan arxan darrada ah ee ay khawaarijtu ku gumaadeen shacabka waxa uu ka marag kacayaa hadafka cad ee argagixisada oo ah bannaysiga dhiigga shacabka muslimiinta ah iyo burburinta hantidooda.

Waxaan Alle uga baryayaa intii ku dhimatay qaraxa in uu hoygooda ka yeelo jannatul Firdowsa, simir iyo iimaanna ka siiyo qoysaskii ay ka bexeen. Sidoo kale waxaan inta ku dhaawacantay Alle u weydiinayaa caafimaad iyo soo kabasho degdeg ah.

21/10/2022

Asxabta Soo dhawada maxaan idiin wadnaa maanta ✍️. Wiil yar oo labadiisi waalid ku waayey qaraxii sobe waxaa loo Soo sheegay in ay hoyadii ku dhimaty qaraxii sobe balse taas waa uu rumeysan waayey waxaa markii dambe u yimid wariyashii una sheegay in hooyo geeriyotay markaas ayuu yiri samir iyo iiman ilahay ha iga siiyo sidoo kale aabihiis ayaa asna ku geriyoday qar hal kaas ayauu waxaa uu ku noqday agoon iyo rajay maanta waxaa uu daris layahay murugada hooyo iyo aabe la aaanta waa maalin ay nolashiisa ay mugdi gashay wiilkan yarkaa ayaa noqday dhalinata qaraxii sobe saamay say hooyo iyo aabe aan u wada duceyno ✍️😢😥😥

Website

Address


Somalia
Mogadishu
00252