Difaaca koonfur galbeed soomaaliya

Difaaca koonfur galbeed soomaaliya

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Difaaca koonfur galbeed soomaaliya, Health/Beauty, Fast, Mogadishu.

28/06/2026

DEG DEG:Baidoa manta tagtaag ayaa kajiro waxaa la isku heystaa Hubkii ciidankii Daraawiishta ee dhibowga ku jiray, waxaana isku heysta Hariin iyo hadamo Hubkana Hariin Ayaa iska lehđź‘€

27/06/2026

đź‘€ Goordhow waxaa 97 qof iyo gawaaridooda ayaa Dhalinyaradii Halyeeyada Xaq U Dirirka KGS Ku Soo Biirey guusha wey dhowdahay I.a

24/06/2026

Fasiraada

Ogaysiis Amni iyo Wargelin loo diray Hay'adaha Caalamiga ah ee ka shaqeeya Koonfur Galbeed Soomaaliya
Dowladda Koonfur Galbeed Soomaaliya waxay ogeysiinaysaa dhammaan hay’adaha caalamiga ah, gaar ahaan kuwa ka shaqeeya Baydhabo, in ay socdaan hawlgallo amni oo lagu sugayo amniga iyo dib u xoraynta deegaannada maamulka Koonfur Galbeed.
Dowladda waxay uga mahadcelisay hay’adaha shaqada bani’aadannimo iyo horumarineed ee ay bulshada u hayaan.
Waxaa la sheegay in dowladda ay ka go’an tahay ilaalinta amniga shaqaalaha iyo howlaha hay’adaha.
Sabab la xiriirta hawlgallada socda, hay’adaha waxaa lagu wargeliyay inay ka fogaadaan agagaarka fariisimaha ciidamada Salbalaar 2.
Sidoo kale waxaa lagu amray inay dhaqdhaqaaqooda ku koobaan meelaha ay sugaan ciidamada AUSOM.
Tallaabooyinkan waxaa lagu sheegay kuwo taxaddar ah oo loogu talagalay badbaadada shaqaalaha iyo sii socoshada shaqada hay’adaha.

Taariikhda: 23/06/2026
Saxiixaha: Xasan Cabdulqaadir Maxamed
Wasiirka Amniga Gudaha ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya.

Photos from Difaaca koonfur galbeed soomaaliya's post 23/06/2026

Ciidamo ka tirsan Militariga Soomaaliya ayaa maanta soo gaaray furimaha h**e, iyagoo si rasmi ah ugu soo biiray Ciidamada Booliiska Gaarka ah iyo Halganka dib-u-xoreynta Koonfur Galbeed.

Imaatinka ciidamadan ayaa ku soo aadaya xilli Dowladda sharciga ah ee Koonfur Galbeed ay dadaal xooggan ugu jirto dib u xoreynta deegaannada koonfureed ee ay gacanta ku hayaan maleeshiyaadka Salbalaar, iyadoo ciidamada cusub ay qeyb ka noqonayaan howlgalada lagu soo celinayo amniga iyo xasilloonida KG.

15/06/2026

Afar askari oo ka tirsanaa ilaalada gaarka ah ee Taliyaha Guutada 8-aad Cabdulle Isxaaq ayaa maanta ka soo baxay Baydhabo, iyagoo ku biiray halganka dib-u-xoreynta Koonfur Galbeed

13/06/2026

Deg Deg:- Waxaa hada ciidanka nabad sugida baydhabo xireen wilkan dhalinyarada ah ee lagu magacaabo manaanow ,isagoo jooga agagarka jeeri tawer,lama oga sababta loo xiray wilkas

12/06/2026

Taliye Musdhaaf Qoomaal Ayaa Yiri: "Hassan Sheekh wixii deegaannadiisa kala xishooday ayuu noola yimid, dad wax-ma-garato ahna way soo hor kaceen."

29/03/2026

Heest cusub Baraawi Kooyti mi ii maamulaas
Gulled rasta iyo bashiir bashka

Telephone

Website

Address


Fast
Mogadishu
HULE

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Difaaca koonfur galbeed soomaaliya posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Subscribe

We will notify you when anything happens in Mogadishu.