Garweyne Hair Clinic
Garweyne Hair Clinic is a specialized hair care center in Hargeisa, Somaliland, offering advanced treatments for hair loss, hair restoration, and scalp health.
28/09/2026
Kuwaani waa qeyb kamid ah bukaanadii aan u adeegnay.
Adne hadii aad bidaar ka cabsi qabtid inagu Soo booqo
Xarunteena Deera mall floor 2 ama naga Soo wac +252638861348
26/09/2026
Sababaha ay timahaada u qafiifi karaan Hoos ka aqri.
📍Xarunteena hargeysa Deera mall floor 2
📞+252638861348
25/09/2026
🌙 JUMCA MUBAARAK 🤍
Jimcadu waa maalin barako badan. Aan ku dadaalno salaadda, ducada, iyo saliga Nabi Muxammad ﷺ.
🤲 Ilaahayow qalbiyadeenna noo nadiifi, dambiyadeenna noo dhaaf, rizqigeenna noo barakee, caafimaad iyo nabadna nagu mannayso.
اللهم صل وسلم على نبينا محمد ﷺ
Jumca Mubaarak
Timahaaga Hal maalin Kuma daadaataan waxay Maraan stages kala duwan Iyo marxalada kala duwan kuwaas oo mararka qaar aad wax ka qaban kartid.
Daryeelku malahan waqti gooni ah Hadii aad isku aragto Timo daadasha Waa inaa si dhaqsi ah wax ugu qabatid
timahaagu waa kalsoonidaada Garweynana waa garabkaada
Deera mall floor 2 ama nagala Soo xiriir 638861348
23/09/2026
Tinta inay daadado wax badan ayaa sababi karo oo ay ka midyihiin
📍Hurdo xumada
📍Stress
📍Vitamins oo kugu yaraado
📍 Chemical oo aad isticmaasho
📍Farac Ama hida side
Hadii aad la dhibantahay bidaar ama Timo daadasho waxaan kuu sameyneynaa Daryeel ku haboon tintaada nagu Soo booqo Garweyne Hair clinic Deera mall floor 2
Ama naga Soo wac +252638861348
18/09/2026
🌙 JUMCO MUBAARAK 🤲🏽
Alle ha inoo barakeeyo maalintan qiimaha badan,
ha inoo aqbalo ducada,
ha inoo dhaafo gafafka,
hana inoo fududeeyo arrimaheenna oo dhan. 🤲🏽
اللهم صل وسلم على نبينا محمد ﷺ
Jimco wanaagsan dhammaantiin. ❤️
Dhowr bilood oo aan ku xirnaa Garweyne hair clinic Hargeysa Waxa ay Ii sameeyeen Qiimeyn iyo qorsho ku haboon tinteyda, ana waxaan raacay taladii leysiiyey .
Waa feedback mid kamid ah macaamiisheena
'' khaalid ''
Hadii aad ka cabaneyso timodaadashu Nagu Soo booqo Xarunteena Hargeysa Deera mall floor 2
11/09/2026
Jumca Mubaarik
07/09/2026
Hadii ad Maanta bidaar leedahay wali waxaad haysataa fursad aad dib ugu Soo cishan karto Tintaadi, bidsartu ma ahan sheekada dhamaadka tintaada.
Timo daadashada Kuma bilaabato Hal maalin!!
Hadii aad iska indho tirto tintaada oo daadaneyso waxaad qaadatay go,aan aad ku weyn karto dhamaan tintaada.
Ogow hal tilaabo oo aad Maanta qaadato ayaa noqon Kara fursad kale oo aad kalsoonidaada dib ugu Soo ceshan karto
Lasoo xariir xarunteena Hargeysa Deera mall floor 2 ama naga Soo wac +252638861348
Category
Website
Address
Deero Mall
Hargeisa
252
Alerts
Be the first to know and let us send you an email when Garweyne Hair Clinic posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.