Asli Mills
Asli Mills is your go-to for all your natural product needs. Asli Mills is a local business entity specialized in natural herbal products.
Our products are generally used for cosmetic, medicinal and nutritional use.
17/01/2026
Cillaankii (Xinnihii) Asli Mills. Beeris iyo waayo'aragnimo ku siman 27 gu'oo macmiishu mahadisay!
- Waa la beeray, caleentana waxa lagu engejiyey hoos ama hadh si loo ilaaliyo tayadiisa;
- Si fiican ayaa loo budeeyey;
- Waa badhax la'yahay oo wax kale laguma darin.
- Xidhmooyin: 500g iyo 50g
Wax-soo-saarka dalkeenna.
Ugu hagaag dukaannada Asli Mills - Hargeysa, Borama iyo Burco.
11/07/2025
Saliidda Shanfaxda
(حب الرشاد)
Garden Cress oil
Ugu kaala dukaannada Asli Mills.
Hargeysa - Boorama - Burco
28/01/2025
Cillaanka ama Xinnaha aannu ku iibinno dukaannadeena beertan ayaa laga soo guraa.
Waynu ku faahnaynaa wax-soo-saarka dalkeenna!
The henna product we sell in our shops are sourced from our farm. We are very proud to be selling a locally produced product!
12/01/2025
Qaar ka mid ah wax-soo-saarkayaga.
21/09/2024
Ab Naturals Jamaican Black Castor Shampoo waa ku diyaar!
27/07/2024
Cillaankii (Xinnihii) Asli Mills. Waayo'aragnimo 26 sano ah iyo beerista xinne tayo sare leh oo macmiishu mahadisay!
Wax-soo-saarka dalkeenna.
03/06/2024
Qalabkii shinni-dhaqashada ugu kaalay Asli Mills.
Ka dalbo xarumaha Hargeysa, Boorama iyo Burco.
19/05/2024
Myrrh hydrosol
Uumi-biyoodka malmalka
(Waa uumigii malmalka oo la fadhiisiyey)
- Antiseptic, analgesic and ant-fungal.
- Skin toner
- Anti-aging
- useful for gums health and bad breath.
- Good for tonsilitis
- Waa jermis'dile. Waa lagu luqluqan karaa. Nadaafadda afka iyo bedqabka cirridka ayuu u wanaagsan yahay.
- Waxa uu u wanaagsan yahay xoqadaha.
- Daryeelka maqaarka. Wejigana waa u fiican yahay waxana lagu qasan karaa dhoobada wejiga la mariyo (clay masks) ama qasil. Sidoo kale toos ayaa wejiga loo marin karaa iyada oo cudbi biyaha lagu qoynayo.
- Waxa uu la dagaalamaa coodcoodhka maqaarka.
Ugu hagaag dukaannada Asli Mills
Hargeysa - Boorama - Burco
13/05/2024
Setka Ab Naturals Rosemary with Peppermint Oil hadda waa idiin diyaar.
11/05/2024
Kiriimkii Xabaasuudda oo ay weheliso xabagbursheed (xanjadii malabka).
Daaweyn
&
Qurux
Ugu soo hagaag dukaannada Asli Mills.
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Contact the business
Telephone
Website
Address
Road No. 1
Hargeisa
Opening Hours
| Monday | 07:00 - 23:00 |
| Tuesday | 07:00 - 23:00 |
| Wednesday | 07:00 - 23:00 |
| Thursday | 07:00 - 23:00 |
| Friday | 07:00 - 23:00 |
| Saturday | 07:00 - 23:00 |
| Sunday | 07:00 - 23:00 |