Udugmills Online Market
Kula kulma udgoonka iyo cadarka ugu fiican
gayiga Udugmills online market. Online ku dalbo manta
Udugmills waa shirkad caraf udgoon oo fadhigeedu yahay magaalada Hargeysa, waa shirkad qoys. Udugmills oo ku xididaysan hidaha hodanka ah ee Somalida, waxa ay isku daraysaa heer sare oo dhab ah iyo casriyeyn si ay u soo saarto udgoon habaysan oo ay dhiiri galiyaan bari iyo galbeedba. In kasta oo uu dabkii weynaa ee ka kacay suuqa Waaheen oo baabi’iyay meheraddeennii, haddana waxa aanu ku adkaysannay ganacsigii qoyska oo muddo afar fac ah soo taagnaa. Ballanqaadkayaga hagar la'aanta ah ee macaamiisheena ayaa ah mid go'aan leh, anagoo rajaynayna inaan keeno udgoonka gaarka ah iyo alaabta daryeelka Jidhka.
Cadarada laga Dabo dhacay ka hel qimo jaban
Ku soo dhawada meherad UDUG MILLS
Uduga iyo unsiyada
16/04/2024
Waa caraftii gurigag
Carfi gurigag
13/06/2023
Ciid wanagsan = @udug.mills See Instagram 'Ciid wanagsan' highlights from UDUG mills (.mills)
Category
Contact the business
Telephone
Website
Address
Lane 5 Omar Bin Al Khattab Road
Hargeisa
90602
Alerts
Be the first to know and let us send you an email when Udugmills Online Market posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.