macruf salad

macruf salad

Share

kalasoco warkasta oo aduunka kucusub

10/09/2026

aaway roobabkii aysheegeen qolada cilmi baaristu caaway 10 /sebtwwnbar waalajoogaaye

03/09/2026

Sida ay sheegeen mas'uuliyiin ka tirsan xafiiska Madaxweyne h**e Laftagareen; Taliyihii h**e ee Ciidanka Asluubta Qaranka, Gen.Mahad Shub ayaa dhaawac fudud ku gaadhay duqayn lala beegsaday gurigiisa oo ku yaal degmada Doolow ee gobolka Gedo, Jubbaland.

Weli ma jirto faahfaahin rasmi ah oo ka timi DFS ku aadan duqaynta la sheegey in lala beegsaday garabka Laftagareen oo iyagu hurdo u diidey Baydhabo.

06/08/2026

maxaa kuxasuusandoontaan madaxwaynahaan dadka reer galmudugaw maxumaan mise wanaag aragtidaada kumantiga noogu reeb🕘🕘🕘🕘🕘

20/07/2026

G/LE cismaan haybe guulayso taliye noqoqo kii dalkiisa iyo dadkiisu ay kudiirsadaan

16/06/2026

DEGDEG: Xukuumadda Jamhuuriyadda Somaliland ayaa si adag u diidday war-murtiyeedka ka soo baxay dawladda Soomaaliya ee la xidhiidha wada-xaajoodyada diblomaasiyadeed iyo madax-bannaanida Somaliland.

Booqashadii taariikhiga ahayd ee Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro), ayaa muujisay xidhiidhka sii xoogaysanaya ee Somaliland la leedahay beesha caalamka, isla markaana caddeysay xaqa ay u leedahay inay si madax-bannaan u maamusho xidhiidhkeeda arrimaha dibadda.

Somaliland waxay mar walba ka go’an tahay difaaca qaranimadeeda, karaamadeeda iyo madax-bannaanideeda, iyada oo sii wadi doonta dadaallada ay ku xoojinayso mawqifkeeda caalamiga ah.

Wasaarada Arimaha Dibada Ayaa Warkan Soo Saartay.

16/06/2026

Madaxwayne qoor-qoor dagaalkiisa dawlada somalia kamay fiirsan umase baqayo Ahmed Abdi Kaarie Nabadoon qoor-qoor guul baan urajaynayaa.

16/06/2026

kubada galmudug taala goorma ayaa labaasidoonaa kubadaad yaase aala biitar ka ah

15/06/2026

Category

Website

Address


Dhuusamarreeb