Xijabo walaashayeey
Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Xijabo walaashayeey, Health/Beauty, Burco.
29/04/2022
Ilaahy sw waa gargaaraha adoomada mar waliba waxaynu nahy bashar ilaahy waxa uu inoo ballan qaaday hadii aynu barrino inuu yahay kan inoo dhaw ee aqbalaaya ducadeena
Aynu ilaahy barrin saacad kaste
Xijaabku waa shay astura cawrada gabadha muslimada ah kaasoo ilaahy inoogu suurada al ahzab ayaad kamida ah mudooyinkan casriga ah hablo aad u tiri badani waxay u arkaan xijaabka wax dhib badan oo aany sidan karaynin waxa ay hu' ka dhigtaan maryo aan asturaad daaye jidhka xubin walba samyskeeda muujinaya naftayda iyo nafaha walaalahyba waxaan ku waaninayaa asturaad iyo inay gashadaan dhar aan cawradooda muujinayn
Category
Website
Address
Burco
Alerts
Be the first to know and let us send you an email when Xijabo walaashayeey posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.