Fadka

Fadka

Share

artists 🎨 socialism

19/07/2026
08/04/2026

05/04/2026

naga jabtay, alla macaaceey sorry 🥲.

04/04/2026

Republic of Somaliland

#

02/04/2026

Waa xarumihii dawlad goboleed ka KG.

Koonfur galbeed RRA iyna naf ma leh nafna isuma hayaan dhamaan xarumihii dawlada ayay biliiliqaysteen, Somalia inta kalle ee sii hadhayana waa la mid waa duul alle rogay.

30/03/2026

Waa soo labakacleeyay Mr Lafta.

30/03/2026

💚🤍❤

Sharafta qaranka Somaliland

30/03/2026

MADAXWAYNE Mr abdiAziiz maxamed xasan laftagareen.

kkkkk

30/03/2026

Marka aad saaka intii u dambaysay biyihii barkada xayeesh u dhurtay ee taagtaa iyo tacbkaana xoolaha ku jirraan
tamartaana waadaanta ood jiido kaa tahay,
ee tus duhurkii currtay dhibica ku saaro oo aad meesinkii oo cokan hadana fullay aad ka daba orodo si aad uga jirriso dhibica roobka illeen wuu cokan yahoo inuu afqudhmaa laga yaabaaye.

ee aad hadba tog romanaaya ka sii dhex boodo adoo labadii kabood intaad bakoorada sudhatay tuurta saartay waysadiina killaan kisha gashatay

Ee saad usoo ordaysay karoodka guriga markaad maraysay aragtid islaantii iyo ciyaalkii oo waabkiii maqasha xerada ugu dhex yaalay intay bac'xunoo aqalka laga rogay waa dhawayd loo saaray adhigii lagu jirayay.

dabeedna aad dib ugu carartay barkadii intaad waysadii iyo kabihii si aanay kaaga go'in halkaa ku tuurtay aad barkadii iskulla sii daysay ood timid iyadoo mawjad biyo ah ku socoto salaana u dhiman yahay.

Axyaa xasuus waar maxaad samayn lahayd markaas oo kalle dhibica oo ku haya intaaad is dhex taagto ood shukran yaa allaah tidhaahdo saw midh sigaara maad shidateen. K*k

Want your business to be the top-listed Beauty Salon in Baraawe?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Category

Website

Address


Baraawe