WAR SUGAN

WAR SUGAN

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from WAR SUGAN, Health/Beauty, Nairobi South.

30/09/2026

Shout out to my newest followers! Excited to have you onboard! Fesal Cabdulaahi Aadan, Amos Kisungithya, Developingboy Jd

30/09/2026

Dowladda Masar oo shaacisay in si degdeg ah Muqdisho looga qaadi doono 8 Badmaax oo laga soo daayay gacanta Kooxaha Burcad-badeeda👉https://shorturl.at/OmTHk

27/09/2026

Koonfur Afrika "Haweenaydii 10-aad oo maydkeeda laga helay Johannesburg iyo caro ka dhalatay dilalkaas

Booliiska Koonfur Afrika ayaa sheegay inay meyd kale ka heleen xaafad ka tirsan Johannesburg, taasoo tirada haweenka halkaas meydkooda laga helay bilihii u dambeeyay ka dhigaysa toban.

Meydka ayaa la helay subaxnimadii Sabtida, waxaana aqoonsaday saaxiib ay fiidkii h**e wada joogeen baar.

Taliyaha booliiska ee deegaanka ayaa sheegay in ciidamadiisu aysan meesha ka saari karin suurtagalnimada ah in uu jiro gacan-ku dhiigle - si is-daba-joog ah u gaysanaya oo weli baxsan, isagoo xusay isku ekaanshaha ka dhexeeya 10-ka dhimasho ee ka dhacay degmada Ekurhuleni iyo mid kale oo ka dhacay Soweto.

Dilalkan ayaa dalka oo dhan ka dhaliyay caro iyo walaac xooggan oo ku saabsan baaxadda rabshadaha loo geysto haweenka dalka, kaas oo ka mid ah dalalka adduunka ugu sarreeya marka laga hadlayo rabshadaha ku salaysan jinsiga.

Meydka ugu dambeeyay ayaa laga helay qabuuraha ku yaalla xaafadda Tembisa, oo waqooyi-bari kaga beegan bartamaha Johannesburg.

Booliisku waxay wax yar kaddib soo saareen bayaan ay ku sheegeen in baarayaasha goobaha dambiyada ay goobta ku sugnaayeen, iyagoo ururinayay caddaymo. Saraakiishu weli si rasmi ah uma aysan shaacin magaca qofka dhintay.

Saaxiibtii haweeneyda ayaa u sheegtay warbaahinta qaranka ee SABC inay aqoonsatay dharkii saaxiibteed ee ay xalay h**e xiratay, markii sawir meydka ah loo tusay.

“Ma garanayo waxa aan carruurteeda u sheegi doono,” ayay tiri iyadoo ilmada iska tirtiraysa. “Waa xanuun badan.”

Xigasho BBC Somali

Photos from WAR SUGAN's post 25/09/2026

DEGDEG Caawa waa loo daaday AS waana la xasuuqay mala socotaan ?

War Kooban: Howlgalka hawad logu yimid AS ayaa Caawa ka dhacay gooba badan oo ka Mida Somalia .

Shabeellaha Hoose

Bar tilmaameedka Wuxuu ahaa dhowr xarumood iyo hanti ay la xiriirto koox hubeysan, oo ku kala yaalla gobolka Shabeellaha Hoose.

Goobaha la sheegay in la weeraray:

Kuunyo Barrow – xarun ciidan, lagu sheegay inay ku jireen qalab ciidan iyo haraadi h**e

Sablaale xarun lala xiriirinayo jabhadaha"Fursaanta" ee jawaab celinta degdegga ah

Xarunta walxaha qarxa – goob lagu hayay agab la xiriira qarxinta, lana tilmaamay mid muhiim u ah howlaha kooxa

Hawaay xarun lagu sheegay inay deganaayeen dagaalyahanno iyo saraakiil

Dayaanleey goob kayd ah oo la sheegay in la weeraray

Eeriile gaadiid loo qorsheeyay in loo adeegsado walxaha qarxa

Qiimeynta hordhaca ah: Weerarradu waxay saameeyeen qaybo kala duwan oo kaabayaasha kooxda ah meelaha shaqaalaha iyo dagaalyahannadu joogaan, xarumaha militariga, goobaha kaydka, iyo xarumaha walxaha qarxa.

Weli lama xaqiijin: Tirada khasaaraha (dhimasho/dhaawac), burburka hantida, iyo saameynta guud ee howlgalka – warar dheeraad ah ayaa la filayaa.

23/09/2026
23/09/2026

Imisa ayey isku noqonayaa inta kaga dhimatay Bariga dhexe? Link-ga hoose ka ogow

20/09/2026

Dadka taajiriinta ah miyaa dikhowga wasakhowga ugu badan hawada u geysta?

19/09/2026

Baadiyaha magaalada Darca ee Dalka Suuriya waxaa lagu dilay seddex kamid ah ciidamada Dowladda, kadib isku dhac dhex maray ciidanka iyo koox hubeysan oo aan la aqoon.

Deegaanadaan waxaa maalmihii ugu dambeeyay ka socda dhaqdhaqaaq ciidan, iyadoo banaanbaxyo ay ka dhacayaan gudaha Syria.

La soco wixii update.

18/09/2026

Ekurhuleni murders | Technology a welcomed ally in search for perpetrators - Analyst .Details In comments
Read the full story here: https://trendsdaily.co.za/ekurhuleni-murders-technology-a-welcomed-ally-in-search-for-perpetrators-analyst/

Want your business to be the top-listed Beauty Salon in Nairobi South?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Category

Website

Address


Nairobi South

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when WAR SUGAN posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Subscribe

We will notify you when anything happens in Nairobi South.