Abdishakur Boga
Informazioni di contatto, mappa e indicazioni stradali, modulo di contatto, orari di apertura, servizi, valutazioni, foto, video e annunci di Abdishakur Boga, Salute/bellezza, Via del bon 176, Udine.
JANAALE 🌿🐐
halkaas oo xoolaha wabiga looga gudbiyo si ay daaqsin ugu aadaan dhinaca kale. 🐐🐑🌿
Nolosha miyiga Soomaaliyeed iyo dhaqanka xoolo-dhaqatada waa qayb ka mid ah quruxda dalkeenna. 🇸🇴❤️
📍 Janale – Soomaaliya
🎥 Quruxda iyo nolosha dhabta ah ee Soomaaliya.
XEBTA CAGARAN
📍 Marka Cadey, Soomaaliya 🇸🇴
Quruxda dabiiciga ah ee dalkayaga… meel mudan in la booqdo. 💙✨
17/08/2026
XEBTA CAGARAN
📍 Marka Cadey, Soomaaliya 🇸🇴
Quruxda dabiiciga ah ee dalkayaga… meel mudan in la booqdo. 💙✨
Meel qurux badan, taariikh iyo dabiici isku darsamay. ❤️🌊
Meel qurux badan, taariikh iyo dabiici isku darsamay. ❤️🌊
Marko Cadey
📍 Xebta Cagaran
🇸🇴 Soomaaliya Abdishakur Boga Abdirahman Mohamed Abdi Mohamed Ifiye Ali
Dhulkeena somaliyed 🇸🇴 waxa ku yaalo xeebo Aad iyo Aad u qurux bdan midana wa xeeb kamid ah xebaha ugu qurxda badan degmada qadiimiga ah ee MARKA CADEEY
Lower Shabelle region 🇸🇴
Fallow diina waa no dhiragelin si an idinku soo gudbino qurxda dalkena 🇸🇴
Dhul qurux badan janada adunka shabelada hoose 🇸🇴
Fallow✋🫡
Hablaheena somaliyed Mel walba jogaan wa hablo howl karo ah nolosha walidkoda iyo carurtodaba la halgamayaan allaha no barakeye 🇸🇴
Fallow dada wa inoo dhiiragelin
Like share and comments
Clicca qui per richiedere la tua inserzione sponsorizzata.
Categoria
Sito Web
Indirizzo
Via Del Bon 176
Udine
33100
Notifiche
Lascia la tua email e sarai tra i primi a sapere quando Abdishakur Boga pubblica novità e promozioni. Il tuo indirizzo email non verrà utilizzato per nessun altro scopo e potrai annullare l'iscrizione in qualsiasi momento.