GUUL DOON

GUUL DOON

Share

"Halkan ka hel: Orahyo xoog leh πŸ’¬, Xikmado qoto dheer πŸ“š, Dhiirigelin ❀️πŸ”₯ iyo Talooyin kaa caawinaya horumarka πŸ’‘ β€” Join us βœ”οΈ"

01/23/2026

Haddii aad rabto inaad ogaato runta, marka h**e raac oo baar beenta.
_________β™‘β™‘β™‘_______β˜†β˜†β˜†~~~~~

01/21/2026

Haraacin meesha loo badan-yahay ee raac meesha saxda ah.
_________β™‘β™‘β™‘_______β˜†β˜†β˜†~~~~~

01/17/2026

Tartiib u soco, balse marnaba dib ha ulaaban πŸ”™βŒ.
_________β™‘β™‘β™‘_______β˜†β˜†β˜†~~~~~

GUUL DOON

01/15/2026

Xikmado Cajiib ahπŸ’‘πŸ“
_________β™‘β™‘β™‘_______β˜†β˜†β˜†~~~~~

GUUL DOON

01/15/2026

Guushu laguma gaaro si dhib yar ✨
Waa inaad samirtaa πŸ’ͺ⏳
_________β™‘β™‘β™‘_______β˜†β˜†β˜†~~~~~

GUUL DOON

01/12/2026

🌱 β€œQofka naftiisa wax uqabsado 🀍 ayaa dadka kale wax uqaban karo 🀝.”
_________β™‘β™‘β™‘_______β˜†β˜†β˜†~~~~~

Want your business to be the top-listed Beauty Salon in New York?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Category

Address

New York, NY