Maazzi Microbiology Academy

Maazzi Microbiology Academy

Share

Maazzi Microbiology is a learning hub dedicated to teaching microbiology in an easy way

30/01/2026

Streptococcus pneumoniae and viridans streptococci

27/01/2026
26/01/2026

Enzyme ka Catalase

Catalase waa enzyme ay sameeyaan bakteeriyo qaarkood.

👉 Shaqadiisu waa:
Inuu jebiyo hydrogen peroxide (Hâ‚‚Oâ‚‚) oo khatar u ah bakteeriyada, kana dhigo:

Biyo (Hâ‚‚O)

Ogsijiin (Oâ‚‚)

đź’ˇ Hydrogen peroxide waa wax dili kara bakteeriyada.
Catalase-na waa sida ilaaliye bakteeriyada ka badbaadiya.

đź§Ş Catalase Test

Test gan waxaa lagu ogaadaa in bakteeriyadu leedahay catalase iyo in kale.

Sida loo sameeyo:

26/01/2026

Lesson 2: S. epidermidis and . S. saprophyticus

25/01/2026

🦠 Faa’iidooyinka Jeermiska (Microorganisms) 🧫

Jeermisku mar walba ma aha wax dhibaato keena. Qaar badan oo ka mid ah waxay door weyn ka ciyaaraan **nolosha aadanaha iyo deegaanka

âś… Dheef-shiidka ayay caawiyaan**
Bakteeriyada wanaagsan ee caloosha ku jirta waxay ka caawiyaan jirka dheef-shiidka iyo samaynta fitamiino.

âś… Cuntada ayaa lagu sameeyaa
Caano fadhi, farmaajo, rooti, khamiir iyo cuntooyin la khamiiriyey dhammaantood jeermis ayay ku samaysmaan.

âś… Daawooyin ayay soo saaraan
Antibiyootikyo, tallaallo (vaccines), iyo insulin waxaa lagu sameeyaa jeermis.

âś… Deegaanka ayay nadiifiyaan
Waxay burburiyaan qashinka waxayna dib u celiyaan nafaqooyinka dabiiciga ah.

âś… Beeraha ayay horumariyaan
Waxay kordhiyaan bacriminta carrada waxayna ka caawiyaan dhirta inay si fiican u koraan.

🌍 Jeermisku waa kuwo yar yar, balse faa’iidadoodu waa mid aad u weyn.

👉 Raac boggan si aad u hesho *aqoon microbiology oo fudud oo faa’iido leh 🧬✨

Category

Address

Mogadishu