HorMed

HorMed

Share

Providing trusted online medical consultations with international doctors (India, Turkey, Egypt, Malaysia).

We also support medical travel guidance & healthcare solutions.

22/08/2026
22/07/2026

Haddi aad baxayso Safar Caafimaad Waxa ka Caawinaynaa Inaa ku Siino maclumaad dhamaystiran ka hor bixitaankaga sida,
1: Nooca Dawayntada, 2:Qarashaka kugu bixi kara 3: Mudada joogitanka. Wadamada aad ka heli karto Adeegan waxa kamida

Nagala So xiriir

πŸ“ Address: Waaberi Mall, Maka Al-Mukarrama Road, Mogadishu, Somalia
πŸ“ž Tel: 61 3502447
πŸ“§ Email: [email protected]
🌐 Website: www.hornglobalsolution.com

13/07/2026

🩺 Ma U Baahan Tahay Dhakhtar Dibadda?
Adigoo Dalkaaga Jooga Ayaan Kugu Xireynaa Dhakhtarkaaga.
– Fududeeyaha Isku Xirka Bukaanka iyo Dhakhaatiirta Caalamka.

πŸ“© Nala soo xiriir maanta si aan u daboolno baahiyahaaga caafimaad
πŸ“ Cinwaan: Waaberi Mall, Shaqalaha, Wadada Maka Al-Mukarrama, Muqdisho, Soomaaliya
πŸ“ž Tel: 61 3502447
πŸ“§ Email: [email protected]
🌐 Website: www.hornglobalsolution.com

28/06/2026

🀝 Horn Global Solution & Royal Hospital

Waxaan si weyn ugu faraxsanahay kulankii wax-ku-oolka ahaa ee aan la yeelanay Royal Hospital, kaas oo lagu xoojiyay himilada wadajirka ah ee horumarinta adeegyada caafimaadka iyo sare u qaadidda daryeelka bulshada Soomaaliyeed.

Kulankani wuxuu astaan u yahay bilowga iskaashi istaraatiiji ah oo ku dhisan kalsooni, hufnaan, iyo aragti mideysan, si loo abuuro fursado cusub oo kor loogu qaadayo tayada adeegyada caafimaadka, loona fududeeyo helitaanka daryeel caafimaad oo casri ah.

Waxaan rajaynaynaa wada-shaqayn miro-dhal ah oo wax weyn ka tari doonta caafimaadka iyo fayo-qabka shacabka Soomaaliyeed.

24/06/2026

HornMed waxay kuu fududaynaysaa Online Consultation, si aad ula xiriirto dhakhaatiirtaada adigoo jooga Soomaaliya.

πŸ“ž Ballan qabso maanta
🌍 Daryeel caafimaad oo caalami ah
πŸ’» La-talin online ah oo fudud

26/05/2026

πŸŒ™ Eid Al-Adha Mubarak from HornGlobal Solution πŸŒ™

May this blessed Eid bring peace, happiness, good health, and prosperity to you and your family.
Thank you for your continued trust and support. We remain committed to providing professional and reliable solutions through # HorMed and HornTrade

✨ Wishing you a joyful and blessed Eid!

28/04/2026

HornMed Medical Coordination – La-talin Caafimaad oo Toos ah ( ) –
Hubi inaad u baahan tahay safar caafimaad iyo in kale ka hor bixitaankaaga.

Photos from Horn global Solution's post 26/04/2026

Category

Address

Waaberi Mall, Sidiq Tower, 6th Floor, Al-Mukarama Road
Mogadishu
00252

Opening Hours

Monday 08:00 - 17:00
Tuesday 08:00 - 17:00
Wednesday 08:00 - 17:00
Thursday 08:00 - 17:00
Saturday 08:00 - 17:00
Sunday 10:00 - 15:00