mogadishu wellness

mogadishu wellness

Share

Mogadishu Wellness–Health & Beauty Store
Supplements�Vitamins� Skincare� Hair�
delivery degdeg ah

16/12/2025

Haddii timaha ay daadanayaan → Vitamin B7 (Biotin)
Haddii ciridka uu dhiigayo → Vitamin C
Haddii nabaro afka kugu soo noqnoqdaan → Vitamin B12 / B9
Haddii habeennkii aragga uu daciifo → Vitamin A
Haddii maqaarka gubto ama madoobaado (pellagra) → Vitamin B3

15/12/2025

• Daal joogto ah 😴
• Murqo-xanuun iyo tabar-darrro
• Laf-xanuun (gaar ahaan dhabarka hoose & jilbaha)

Haddii calaamadahan kaa muuqdaan, waxaa suuragal ah in Vitamin D jirkaaga ku yar yahay — taas oo ah vitamin aad muhiim ugu ah caafimaadka lafaha, murqaha iyo difaaca jirka.

👉 Dadkeena Soomaaliyeed intooda badan Vitamin D aad buu ugu hooseeyaa, taas ayaana keentay in calaamadahan ay si weyn ugu badan yihiin.

✅ Xalka aan kugula talineyno:
Vitamin D3 + K2
— waa nooca ugu wax-ku-oolsan,
— wuxuu si fiican uga shaqeeyaa lafaha iyo murqaha,
— dadkii horay u isticmaalay badankoodna aad ayay u ammaaneen.

📲 Nagala soo xiriir WhatsApp-ka shaashada saaran
si aan kuu siino faahfaahin dheeri ah iyo talo ku habboon adiga.
618914854

Category

Website

Address

Mogadishu
25200