NANI

NANI

Share

soo dhawoow zxp waaba soo booqatee flowda ii reeb walal

24/09/2026

Cida dhaqaaqday

14/09/2026

Siyaasi yaqaan siyaada

12/09/2026

Ninkaan dowladu wey ka baqdaa đŸ˜‚

10/09/2026

Waa askari abtigiis dilay

09/09/2026
07/09/2026

Massaakiim ma dhaafin
Danyar ma dhaafin
Xiigsade ma dhaafin
Wayeel ma dhaafin
Caruur ma dhaafin
Masjid ma dhaafin
Hospitaal ma dhaafin
Allow umada ka qabo

04/09/2026

Ha cunin xoolaha umada

04/09/2026

Umada somaliyeed cawa iyo baadhilka si tartiib tartiib ah ayay u fahmeysaa wayahaan

Category

Website

Address

Mogadishu
7958221