Cumar Gureey Community
Cumar gureey community
01/06/2026
ina lilahi wainaa ilahayhi rajicuun
geerida kala xanun. badan .
waxan halkan kaga tacsiyaynaynaa inagoo ah
geeridii ku timid kornel@maxamed cali xasan sure
waxaan leenahay ehelkii iyo qarabadii uu ka tahay alle sabar iyo iman haynaga wada siiyo
Hambalyo ku socota Dowladda iyo Maamulka
"Waxaan ugu hambalyeynayaa madaxda Qaranka iyo wasaaradda la xiriirta dadaalka dheer ee ay u galeen sidii loo xaqiijin lahaa bilowga qodista shidaalka dalkeenna.
Tallaabadan waxay marag u tahay in Soomaaliya ay cagta saartay dhabihii horumarka caalamiga ah. Waxaan rajaynaynaa in maamulka khayraadkan loo isticmaalo si hufan oo dalka ka saarta faqriga, korna u qaada nolosha muwaadinka."
Farriin dhiirrigelin ah (Midnimo iyo Rajada Berri)
"Guul weyn oo u soo hoyatay qaranka!
Qodista shidaalku maaha kaliya soo saarid khayraad, waa fursad aan ku dhisno kaabayaasha dhaqaalaha, dugsiyada, iyo isbitaallada. Ha noqoto bilowgii barwaaqo aan u gudbinno jiilalka dambe. Soomaaliya horay ha u socoto!"
asc dhaman ummada muslimka
runtii waxan aad uga xunahay arinkii musiimabada ahaa ee ka dhacdey degmada xawadley.
mar labad iyo mar sedexadba wanka tacsiyadeyneynaa qoysaskii dhibatada kasoo gartay intii ku dhimatay iyo intii ku hanti beshay
sido klle waxan dowlada Hirshabelle State House iyo جمهورية الصومال الفيدرالية ka codsanaynaa iney war cad kasoo saran dadka shicibka ah ee sida arxan darada loogu layay guryahooda iyagoo soman misane quutalka radinayan hadii alle ka cabsi jiro dadkas masakiinta xaqooda meel haloo saaro وبا الله التوفيق
انا لله وانا اليه راجعون
Waxaan katacsiyadeena dadkii masaakiinta ee ku dhinta dagaalkii shalay kadhacay degmada xawaadley ee gobolka sh dhexe inta ku dhimaty alle ha unaxriisto inta ku dhawacantyna alle ha ubooga dhayo
Category
Website
Address
Mogadishu