Deegaan hospital
Kala soco fariimo caafimaad oo wax tar u leh bulshada somaliyeed.
Waxaan sameyn donaa qaliino lacag la,aan ah oo logu tala galay in bulshada deegaanka ay ka faaidaan
Fadlan imow hospitalka deegaan oo is diiwaan gali.
Ka xurow cabsida cancer ka beerka oo qaado talalka cagaarshowga beerka, wuxuu diyaar kugu yahay hosputalka
Hadii aad guursaneyso waa muhiim in Aad iska hubiso lamaanahaaga in uu qabo cudurka cagaarshowga.
U naxariisashada buukanada waa astaanteena
Intaxanuunsan alle ha inoo caafiyo Insha Allah.
Dood wadaag “sidee bulshada ugu fogaan kartaa cudurka cagaarshowga”
Waa madal ay ku kulmeen aqoon yahano, dhalin yaro iyo culumaa,udin.
Runtii wax badan ayaa laga faaiday doodan cilmiyeysan, waxaana soo agaasimay
Waxaan naga go,an in bulshada wacyigeega dhanka caafimaadka aan kor usoo qaadno Insha Allah.
28/07/2026
Hospitalka oo martigaliyey seminaar maalinta cagaarshowga aduunka oo ah kasoo qeyb galeen bulshada qeybaheeda kala duwan.
Part one.
04/03/2025
Kala soco fariimo wacyi galin halkaan.
____________________
Dr. Zakarie Abdi Ahmed
Medical officer.
Igala soo xiriir
Tell: +252615465717
Gmail. [email protected]
Kala soco fariimo caafimaad oo wax tar u leh bulshada somaliyeed.
Mahadsanid.
Dr. Zakarie Abdi Ahmed
Category
Website
Address
DABKAROAD