Som interior design
soomaali muqdisho📍
work time 9:30_5:30⏲️
Friday:only contetion
📞2525618465136
Executive office project | Muqdisho
☎️ 252618465136
Naqshad casri ah, jawi raaxo leh iyo muuqaal qurux bdn oo soo jiidasho leh.
Maxaad ka qabtaa isbadalkaan
Fikirkaaga waa noo muhiim ✍️✔️
Coler iyo light dabiici ah oo lagu daray furniture tayo sare leh waxey abuuran jawi kle oo jaceyl ku dhisan ❤️🪑 💡 🎨
#
Mid ka mida goobaha aan ka shaqeynay
Process ka ay marto Markaan shaqo gacanta ku heyno ayaan idin la wadaagena macamill #
Waxaa inoo soo dhamaaday shaqadii aan ka wadnay guriga taliyaha cusub ee ciidanka asluubta soomaaliye
General xaamud
Aad baan ugu faraxsanahy in talyuhu noo wakiisho qurxinta hooyga uu kadagan yahy magaalda
Waxaan naqshadeyn gudaha usameynay anagoo ah team
Gymka ugu faca weyn magaalada muqdisho ee the gym.
Waxaa isugu darnay naqshad ka tarjumeysa prand name kooda iyo colers dabiici ah light mute taasoo suurta galineysa in qofku uusan ku caajisin marka uu ku exercise gareenayo.
gym Som interior design
Mashruuc aan ka wadno D/dharkenley
Gaar ahaan buulaxubey
Asago dhameestiran ayaan soo gudbin doona in.sh one week kadib 👏👉🏿
Click here to claim your Sponsored Listing.
Telephone
Website
Address
Mogadishu