Brain Story

Brain Story

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Brain Story, Health/Beauty, Maka Al-Mukarama Street, Mogadishu.

This is the official page of Brain Story Organization(BSO), a Somali-led non-profit Organization, dedicated to addressing the deep and enduring mental health crisis in Somalia.

28/07/2026

๐๐š๐ฒ๐›๐ญ๐š ๐Ÿโ€“๐š๐š๐:โ€”๐“๐š๐ฑ๐š๐ง๐š๐ก๐š ๐‚๐š๐š๐Ÿ๐ข๐ฆ๐š๐š๐๐ค๐š ๐Œ๐š๐š๐ง๐ค๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐“๐š๐š๐ ๐ž๐ž๐ซ๐š๐๐š ๐๐ฎ๐ฅ๐ฌ๐ก๐š๐๐š ๐ž๐ž ๐๐š๐›๐š๐-๐๐ก๐ข๐ฌ๐ข๐๐๐š: ๐€๐ซ๐š๐ ๐ญ๐ข๐ฒ๐š๐ก๐š ๐๐ฎ๐ฅ๐ฌ๐ก๐š๐๐š ๐ž๐ž ๐Š๐š ๐‡๐จ๐ซ๐ญ๐š๐ ๐ ๐š ๐—๐š๐ ๐ฃ๐ข๐ซ๐ง๐ข๐ฆ๐š๐๐š ๐‘๐š๐›๐ฌ๐ก๐š๐๐š๐ก๐š ๐–๐š๐๐š๐ญ๐š. (๐/๐‚๐•๐„)

Dr-Abdiaziz Talasameโ€”๐ƒ๐ก๐š๐ช๐ญ๐š๐ซ ๐ค๐ฎ ๐ญ๐š๐ค๐ก๐š๐ฌ๐ฎ๐ฌ๐š๐ฒ ๐‚๐ฎ๐๐ฎ๐ซ๐š๐๐๐š ๐Œ๐š๐š๐ง๐ค๐š

Photos from Brain Story's post 25/07/2026

:- ๐๐ซ๐š๐ข๐ง ๐’๐ญ๐จ๐ซ๐ฒ ๐จ๐จ ๐†๐š๐š๐ฅ๐ค๐š๐œ๐ฒ๐จ ๐ค๐ฎ ๐ฌ๐จ๐จ ๐ ๐š๐›๐š๐ ๐š๐›๐ž๐ฒ๐ฌ๐š๐ฒ ๐ญ๐š๐›๐š๐›๐š๐ซ ๐ค๐ฎ ๐ฌ๐š๐š๐›๐ฌ๐š๐ง ๐Š๐š-๐ก๐จ๐ซ๐ญ๐š๐ ๐ ๐š ๐ˆ๐ฌ-๐๐ก๐š๐ฑ๐š๐ฅ๐ฌ๐ข๐ข๐ง๐ญ๐š ๐ƒ๐ก๐š๐š๐ฐ๐š๐œ๐š ๐Œ๐š๐ฌ๐ค๐š๐ฑ๐ž๐ž๐ ๐ž๐ž ๐๐ฎ๐ฅ๐ฌ๐ก๐š๐๐š ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐ž๐ž๐

Ha'ayda Brain Story, ayaa magaalada Gaalkacyo ku soo gabagabeysay tababar socday 20โ€“22 July, kaas oo diiradda lagu saaray "๐Š๐š-๐ก๐จ๐ซ๐ญ๐š๐ ๐ ๐š ๐ˆ๐ฌ-๐๐ก๐š๐ฑ๐š๐ฅ๐ฌ๐ข๐ข๐ง๐ญ๐š ๐ƒ๐ก๐š๐š๐ฐ๐š๐œ๐š ๐Œ๐š๐ฌ๐ค๐š๐ฑ๐ž๐ž๐ ๐ž๐ž ๐๐ฎ๐ฅ๐ฌ๐ก๐š๐๐š ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐ž๐ž๐".
Tababarkaan ayaa ujeeddadiisu ahayd kor u qaadidda fahamka bulshada ee saameynta dhaawaca maskaxeed ku leeyahay jiilalka kala duwan, iyo xoojinta awoodda bulshada ee ka hortagga iyo wax ka qabashada dhaawacyada nafsaaniga ah ee ka dhasha colaadaha, barakaca iyo xaaladaha bani'aadantinimo.

Waxaa tababarka ka qayb galay 20 xubnood oo ka kala socday odayaasha dhaqanka, bahda caafimaadka, haweenka, dhallinyarada iyo hay'adaha dowladda. Ka qaybgalayaashu waxay falanqeeyeen saameynta Dhaawaca Maskaxeed iyo hababka ku dhisan fahamkeeda si loo xoojiyo awoodsiinta bulshada iyo adkaysigeeda.
Brain Story waxay u mahadcelinaysaa dhammaan ka qaybgalayaashii iyoUNDP in Somalia, taageerada ay ka geysteen hirgelinta tababarkan.

23/07/2026

๐Œ๐ฎ๐ฎ๐ช๐š๐š๐ฅ: ๐€๐ซ๐š๐ ๐ญ๐ข๐๐š ๐ค๐š-๐ช๐š๐ฒ๐›๐ ๐š๐ฅ๐š๐ฒ๐š๐š๐ฌ๐ก๐ข๐ข ๐ญ๐š๐›๐š๐›๐š๐ซ๐ค๐ข๐ข ๐ค๐š ๐ช๐š๐›๐ฌ๐จ๐จ๐ฆ๐š๐ฒ ๐ฆ๐š๐ ๐š๐š๐ฅ๐š๐๐š ๐‰๐จ๐ฐ๐ก๐š๐ซ, ๐ƒ๐จ๐ฐ๐ฅ๐š๐-๐ ๐จ๐›๐จ๐ฅ๐ž๐ž๐๐ค๐š ๐‡๐ข๐ซ๐ฌ๐ก๐š๐›๐ž๐ž๐ฅ๐ฅ๐ž, ๐ข๐ง๐ญ๐ข๐ข ๐ฎ ๐๐ก๐ž๐ฑ๐ž๐ฒ๐ฌ๐š๐ฒ ๐Ÿ๐Ÿโ€“๐Ÿ๐Ÿ“ ๐‰๐ฎ๐ฅ๐ฒ, ๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ”.

Tababarkan oo diiradda lagu saaray โ€œKa-hortagga Is-dhaxalsiinta dhaawaca maskaxeed ee Bulshada Soomaaliyeedโ€, ayay ka-qaybgalayaashu ku cabireen aragtidooda, casharradii ay ka kororsadeen, iyo sida ay uga goโ€™an tahay inay bulshada gaarsiiyaan wacyigelin ku saabsan dhaawaca maskaxeed iyo caafimaadka maanka.

UNDP in Somalia

Photos from Brain Story's post 16/07/2026

Brain Story, iyadoo taageero ka heleysa UNDP in SomaliaP iyo KOICA, waxay ay dhowaan soo gabagabeysay tababbar labo maalmood ah oo ku saabsan Isdhexgelinta Daryeelka Caafimaadka Maanka iyo Adeegyada Taageeridda iyo Ilaalinta Haweenka iyo Carruurta, kaas oo lagu qabtay Muqdisho.

Labada maalin waxa diiradda lagu saaray sida ay kaqaybgalayaashu u fahmi lahaayeen adeegyada ay ku caawin karaan dhibbanayaasha la kulma tacaddiyada, si gaar ah adeegyada daryeelka maanka iyo soo kabashada.

Waxaan u mahadcelineynaa dhammaan kaqaybgalayaasha dadaalkooda iyo wadashaqeyntoodii qiimaha lahayd. Waxaan rajaynaynnaa in aqoonta iyo waaya-aragnimada aad kasbateen ay horseedi doonto isbeddel waara oo nolosha dadka wax ka beddesha.

Read more: https://www.brainstory.so/reports/integrating-mental-health-into-protection-services-brain-story-hosts-capacity-building-training-for-frontline-provid

Photos from Brain Story's post 15/07/2026

Brain Story, waxa ay maanta oo taariikhdu tahay 15-ka Jully magaalada Jowhar ku soo gabagabeysay, tababbar soo billaawday 12ki bisha, taba-barkaan oo muhiimadda saaraayay, Katallaabidda Is-dhaxalsiinta trauma-da ee bulshada Soomaaliyeed la dhibaateysneed muddo badan, kaas oo ujeeddadiisu eheyd in bulshada Soomaaliyeed ay gaarto heer ay faham ku filan ka heysato dhibaatooyinka is-dhaxalsiinta trauma-da ee bulshada dhaxdeeda, iyo sida ugu fudud uu maan-ka bulshada uga gudbi karo xaaladaha saammeynta ku yeeshay xagga maan-ka ee ka dhashay dhibaatooyin-ka burburka, dagaallada, qaraxyada iyo xaaladaha bani-aadantinnimo ee bulshada Soomaaliyeed muddo badan ay la daallaa-dhaceysay.

Barnaamij-kan ayaa ah barnaamij looga qeyb-qaadanaayo dib-udhiska bulsheed ee caafimaad ka maanka, si loo gaaro helitaanka bulsho ka nabad qabto xaaladaha maanka ee saameeyay dadkeenna dhanki ay ka imaadaanbo.

Barnaamij-kaan inti uu socday taageeraayay UNDP in Somalia(mention) ee Soomaaliya.

Saddexdii maalmood ee uu barnaamijka socday, waxaa ka qeyb qaatay 20-qof oo matalaayay bulshada noocyadeeda kala duwan ee ku sugan magaalada kuwaas oo ay kamid yihiin; odayd-haqameedyo, bahda caafimaadka, dhallinyaro, haween iyo wakiillo ka kala socday maamulka deegaanka.

Imti uu socday tababarka, waxaa si ballaaran loo gorfeeyay saameynta ay turaamada (trauma) baahsan ku yeelato jiilalka kala geddisan ee bulshada, wiliba muddooyinki u danbeesay oo dadkeenna iyo dalkeennuba ay la dhibbanaayeen xaalado kala duwan kuwaas oo saameyn ku yeeshay caafimaadka maanka ee bulshada.

Kaqaybgalayaashu ayaa sidoo kale waxa ay hindiseen talooyin wax ku ool ah iyo hannaanno ku dhisan fahamka turaamada, kuwaas oo fure u ah bogsiinta bulshada iyo dhisidda xalal waara oo lagu wajaho yaraynta trauma-daas.

Brain Story waxay u mahadcelinaysaa dhammaan kaqaybgalayaashii waqtigooda iyo aqoontooda ku biiriyay barnaamijkan. Sidoo kale, waxay u mahadcelinaynaa UNDP in Somalia oo suurtagelisay qabsoomidda barnaaminkaa muhiimka ah.

Brain Story Concludes Trauma-Informed Community Healing Training in Jowhar.
Today, July 15th, marks the successful conclusion of a three-day training program in Jowhar that began on July 12th, focused on breaking the cycle of intergenerational trauma within Somali communities.

The training was designed to help community members build a deeper understanding of how trauma is transmitted across generations, and to equip them with practical, accessible ways to process the psychological impact of decades of conflict, war, explosions, and humanitarian crises that have affected the Somali people.

This initiative forms part of a broader community-based psychosocial recovery effort, aimed at fostering a community that is resilient and better equipped to navigate the mental health challenges arising from years of hardship.
The program was made possible with the support of UNDP Somalia.

Over the course of the three-day training, 20 participants took part, representing a diverse cross-section of the Jowhar community, including traditional elders, health sector representatives, youth, women, and representatives from the local administration.

Throughout the training, participants engaged in in-depth discussions on the far-reaching impact of trauma across different generations, particularly in light of the range of crises that have affected both the community and the country in recent years, and their lasting effects on mental health and wellbeing.

Participants also developed practical recommendations and trauma-informed approaches, recognizing these as essential building blocks for community healing and for creating sustainable solutions to reduce the burden of trauma.

Brain Story extends its sincere gratitude to all participants for their time, insight, and commitment to this important work. We also thank UNDP Somalia for making this vital program possible.

Photos from Safe Reporters of Somalia - SRS's post 02/07/2026
Photos from Brain Story's post 02/07/2026

Brain Story ayaa 30-ki bisha Juun waxa ay qabatay dood bulsheed ciwaan-keedu yahay; "MHPSS in Peacebuilding: Community Perspectives on P/CVE", taas oo isu keentay, xubno ka kala socday bulshada rayidka, xarumaha dowladda, khubaro dhanka waxbarashada, saxaafadda iyo dhallinyarada si ay uga wada hadlaan doorka Caafimaadka Maanka iyo Taageerada Nafsiyeed (MHPSS) ee nabad-dhiska iyo ka hortagga fikradaha iyo dhaqamada rabshadaha ku saleysan.

Barnaamijkan oo ay support gareesay UNDP in Somalia, ayaa waxaa diiradda lagu saarayay taageerada caafimaad ee maanka iyo daryeelka nafsiyeed kuwaas oo lagu xoojinaayo nabadda iyo wadajirka bulshada.

Photos from Brain Story's post 14/06/2026

Brain Story Organization (BSO) is proud to have its CEO represent Somalia at the Continental Youth Dialogue on Digital Integrity and Countering Harmful Narratives, held in Addis Ababa, Ethiopia, from 9โ€“11 June 2026.

The dialogue brought together youth leaders from 31 African countries to explore solutions for strengthening digital integrity, promoting responsible information sharing, and advancing youth-led action across Africa.

Organized by the United Nations Development Programme - UNDP, Office of the United Nations High Commissioner for Human Rights, the African Union Commission, Intergovernmental Authority on Development, and the UN Office of the Special Envoy for the Horn of Africa, with the generous support of the Denmark.

BSO remains committed to amplifying the voices of Somali youth and ensuring their meaningful participation in shaping the future of Somalia and Africa.

Africaโ€™s future is being shaped by its youth, and Somali youth are part of that journey.

Photos from Brain Story's post 13/06/2026

Protecting children affected by conflict goes beyond physical safetyโ€”it also means supporting their mental health, healing, and resilience.

With this in mind, Brain Story joined the two-day Youth Event on Advocating for the Endorsement of the Vancouver Principles, organized by Save the Children in Mogadishu.

The event brought together young leaders, government representatives, and development partners to explore ways of strengthening child protection and advancing youth-led advocacy. As a mental health-focused organization, Brain Story was pleased to contribute to discussions on the importance of psychosocial support and well-being for children and young people affected by conflict.

We thank Save the Children for creating this valuable space for dialogue, collaboration, and action.

26/05/2026

Ciid Mubaarak.
Brain Story waxay u hambalyeeneeysaa dhammaan muslimiinta munaasabadda barakaysan ee Ciidul Adxaa. ๐ŸŽ‰

Want your business to be the top-listed Beauty Salon in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Category

Address

Maka Al-Mukarama Street
Mogadishu