Sahan media
Soo dhawaada mar walba, taageeradiinna waa dhiirrigelintayda.
04/09/2026
PRESS STATEMENT
SUBJECT: AN APPEAL AND WARNING REGARDING TURKEY’S AIRSTRIKES AND MILITARY INTERVENTION IN SOMALIA
1. DIRECT CONDEMNATION
I directly condemn the Government of Turkey for the airstrikes and military actions it is carrying out in Somalia, particularly in the Bay Region, including Baidoa and Doolow, which are causing harm to Somali civilians.
2. TURKEY’S INTERVENTION
The military intervention being carried out by the Government of Turkey in Somalia is unacceptable and must be addressed with serious accountability.
3. SUPPORT FOR THE GOVERNMENT
It appears that the Turkish Government is supporting a leader who is accused of stealing from the country and whose constitutional political term has come to an end.
4. THE AIRSTRIKES IN BAIDOA AND DOOLOW
I specifically condemn the airstrikes allegedly carried out by Turkish aircraft in Baidoa and Doolow, which are reportedly targeting Somali people who oppose oppression and the policies of Hassan “Ciil Qabe.”
5. THE DOOLOW INCIDENT
It has been reported that the airstrike that took place in Doolow injured General Mahad, also known as Gen. Shuub.
6. URGENT APPEAL
I urgently call on the Government of Turkey to immediately halt the airstrikes and military intervention it is carrying out in Somalia, and to respect the sovereignty, unity, and people of Somalia.
7. CLEAR WARNING TO TURKEY
The Government of Turkey must take responsibility for any military action that causes harm to the Somali people.
18/08/2026
WAR-SAXAAFADEED
Baydhabo, Soomaaliya – Maanta oo ay taariikhdu tahay 17 Agoosto 2026, Xafiiska Madaxweynaha Dowladda Koonfur Galbeed Soomaaliya wuxuu bogaadinayaa hawlgallada ay Ciidanka Daraawiishta Dowladda Koonfur Galbeed Soomaaliya ka fuliyeen magaalada Baydhabo, kaas oo ujeeddadiisu ahayd sugidda amniga, soo celinta xasiloonida iyo kala dambeynta magaalada.
Hawlgalkan waxaa lagu sifeynayay ciidamadii si gardarro ah ugu soo duulay deegaanka Koonfur Galbeed, gaar ahaan magaalada Baydhabo, kuwaas oo khatar ku ahaa amniga iyo xasiloonida shacabka. Dhammaan wararka sheegaya in Ciidanka Daraawiishta lagu tilmaamo koox xagjir ah waa warar marin-habaabin ah oo been ah, kuwaas oo qiil loogu raadinayo in Madaxweyneha waqtigiisu dhammaaday, Xasan Sheekh Maxamuud, uu si sharci-darro ah u isticmaalo qalabka CXDS.
Xafiiska Madaxweynaha Dowladda Koonfur Galbeed Soomaaliya wuxuu bogaadinayaa Ciidanka Daraawiishta Dowladda Koonfur Galbeed guud ahaan ay kasoo hooyeen hawlgalkа iyo sida ay uga go’an tahay difaaca shacabka, sugidda amniga iyo ilaalinta xasiloonida deegaanada Koonfur Galbeed Soomaaliya. Madaxweynaha DKGS wuxuu sidoo kale hambalyo u dirayaa shacabka Dowladda Koonfur Galbeed, sida diiran ee ay u soo dhaweeyeen Ciidanka Daraawiishta DKGS, u garab istaageen dib-u-xoreynta magaalada Baydhabo.
Ugu dambayn, Dowladda Koonfur Galbeed Soomaaliya waxay xaqiijinaysaa inay ka go’an tahay ilaalinta nololsha iyo karaamada shacabka, difaaca dowladnimada iyo dhowrista hay’adaha dastuuriga ah ee Dowladda Koonfur Galbeed Soomaaliya.
#
RER BAYDHABO JUGTA WAXAA WAAYE SALBALAAR AYAA SHAHAADADA LOOSAHEYAA
Maamulka Koonfur Galbeed iyo Ciidamada Daraawiishta oo ka hadlay dhacdada gabdhaha
Maamulka Koonfur Galbeed iyo Ciidamada Daraawiishta Koonfur Galbeed ayaa ka hadlay falka lagu beegsaday gabdho ka soo jeeda bulshada Koonfur Galbeed, iyagoo sheegay in arrintaasi aysan ka aamusi doonin, isla markaana ay ka jawaabi doonaan falkan.
Maamulka ayaa xusay in la ilaalinayo amniga iyo sharafta shacabka Koonfur Galbeed, iyadoo faahfaahin dheeraad ah laga sugayo dhinacyada ay khusayso.
Halganka wuu soconayaa insha Allah
FOLLOW | 👍 LIKE | 🔄 SHARE | 💬 COMMENT
❤️ FOLLOW | 👍 LIKE | 🔄 SHARE | 💬 COMMENT
Caawa baydhabo dabka AYAA la,iska dhuminayaa
Daraawishta koonfurgalbeet AYAA Soo gashey magaalka
10/08/2026
Mas’uuliyiin iyo Saraakiil ka tirsan Dowladda Koonfur Galbeed, oo uu hoggaaminayo Afhayeenka Dowladda Ugaas Xasan Cabdi Maxamed, ayaa soo dhaweeyay qeybtii labaad ee ciidamo ka soo baxay degmada Berdaale, kuwaas oo gaaray furimaha h**e ee halganka dib-u-xoreynta Koonfur Galbeed.
Ciidamadan oo uu hoggaaminayay Cali Maxamed Salaad, ayaa lagu wadaa inay ka qeyb qaataan xoojinta howlgalada halganka dib-u-xoreynta deegaanada Koonfur Galbeed.
Telephone
Website
Address
252