Bile Miidiya

Bile Miidiya

Share

Consultation and Motivation hub

21/08/2026

Dadka inaad ka duwanaato ceeb maahan. —Kala duwanaanshuhu waa arin xaqiiqo ah oo aan la dhayalsan karin! Ku soco inta uu qorshahaagu kuula muuqdo mid miradhal ah!

—It’s okay to be different. Keep going your own way, stay true to yourself, and don’t stop until you make it.

16/08/2026

Kartidiinii Muujiseene, Hambalyo! Shcool 2025/2026!🎉🎉🎉

13/08/2026

Rest in peace!😎

12/08/2026

Ma'ogtahay ineysan jirin wado cad oo qodax la'aan ah oo adiga laguu diyaariayay si aad u guuleysato? Qorshe kasta oo aad dejiso wuxuu kuula muuqdaa mid cad oo nadiif ah hadana toosan oo aan lahayn wax caqabad ah, taasi waa PALAN! —Xaqiiqadu waa ay ka duwantahay sidaas! Wadadu waa RAF waa qodax, iyo jilaafooyin miiran iyo caqabado buuraha oo kale ah, laakiin haduu hadaf kaagu yahay guusha waad ka gudbeysaa taakooyinka wadada! Majirto wado cad oo adiga kuu diyaar ah, is aad u guuleysato u diyaar garow caqabadaha, muhiimadu waa inaadan niyad jebin!

11/08/2026

Ha ugu yeerin "Riyo", ugu yeer Qorshe!
—Don't call it a dream, call it a PLAN!

Website