Horyaal Online College
waa Qeybta Online ee Horyaal Foundation
29/11/2025
Horyaal Online College wuxuu qadanaa course online ah fadlan nagala Soo Xariir 61 9480334
Asc soodhaw walal kusoo dhawaw Horyaal Medical College maadooyinka an bixino waa
1. Diploma in Medical Laboratory
2. Diploma in pharmacology
3. Diploma in Nursing
4. Diploma in Midwifery
5. Diploma in Nutrition
6. Diploma in Public Health
7. Diploma in Ultrasound
College wuxuu kuyaalaa
isgooska Howlwadaag kasoo horjeedka Schoolka 21 november
_Dre maadadeed jeceshahay in aad naga barato_
Nursing ee Horyaal Medical College Asalaamu Aleykum Waraxamatulaahi Wabarakaatuhu .
๐ข๐ข๐ข๐ข๐ข๐ข๐ข๐ข๐ข๐ข๐ข๐ข๐ข
BISHAARO BISHAARO BISHAARO
๐ด๐ด๐ด๐ด๐ด๐ด๐ด๐ด๐ด๐ด๐ด๐ด๐ด
#๏ธโฃ #๏ธโฃ HORYAAL MEDICAL COLLEGE
Wuxu ugu bishaareynayaa ardayda jecel barashada Nursing ka in college ka uu qaban doono koorso magaceedu yahy Fundamental of Nursing skills.
โฝHORYAAL MEDICAL COLLEGE wuxu ardayda Somaaliyeed ee jecel Barashada Nursing wuxuu usoo kordhiyay Baratikalo dhameystiran oo laxariirta Nursing
๐ ๐ ๐ ๐ ๐ ๐ ๐ ๐ ๐ ๐ ๐ ๐ ๐
Waxa koorsada lagu qaadan doono
๐๐๐ Topics ka hoos ku xusan๐๐
๐ฐVital signs oo ka kooban
โ
Cabiraada cadaadiska dhiiga
โ
Cabiraada garaaca wadnaha
โ
Cabiraada heerkul ka jirka
โ
Cabiraada neefsashada
๐ Duriinada noocaydooda kala duwan sida
๐ Muruqa
๐ Xididka
๐ Maqaarka hoostisa
๐ Maqaarka
๐ฐSida loo xiro kaanoolka
๐ฐSida lo xiro faleenboyinka
๐ฐSida loo giliyo kateetarka
๐ฐToliinka iyo noocayadiisa kala duwan
โผ๏ธโ
Waxad ka faa'idi doonta koorsda xirfadaha kor ku xusan iyo kuwo kale
๐ฅ nagu soo biir oo naga qaado koorso nursing oo hel Diploma buuxda
๐ฅ Marki ad koorsada dhameysato waxaan kuu balan Qaadeynaa in ad noqoto xirfadle dhameeystiran.
04/06/2024
Asc wr wb dhamaan ardayda soomaaliyed ee jecel barashadda koorsooyinka caafimadka wuxu Horyaal Medical College idinku wargilinayaa in uu bilaabayo korsooyonka hoos ku xusan . Wixi faahfaahin ah kala xirir namaberka hoos ku xusan . 0611521002
03/06/2024
Asc soodhaw walal kusoo dhawaw Horyaal Medical College maadooyinka an bixino waa
1. Diploma in Medical Laboratory
2. Diploma in pharmacology
3. Diploma in Nursing
4. Diploma in Midwifery
5. Diploma in Nutrition
6. Diploma in Public Health
7. Diploma in Ultrasound
8. Seminars
9. Internships
F.g College wuxuu kuyaalaa wadada Wadnaha Isgooska Jid mariixaan(isgooska Adden Cadde
16/04/2024
Asc dhamaan ardayda soomaaliyed ee jecel barashada Anatomy and Physiology waxaa ku wargilineynaa in uu dib u bilaabmay course ki online ka aha ee aad naga so dalbateen . Wixi faah faahin dheerad ah la xiriir nambarada hoos ku xusan.
09/04/2024
Horyaal Online College qeybta waxeey qadanee fasalo Cusub oo Kala ah
1. Pharmacology
2. Nursing
3. Anotomy
4. Midwifery
Fadlan nagala soo xariir 61 0804662 whatsapp iyo wicitaanba
08/04/2024
Dhamaan ardayda Jecel Barashada Horyaal Online College wuxuu qadanaa arday cusub fadlan nagala Soo xariir 61 0804662 whatsapp iyo wicitaanba
08/04/2024
Dhamaan ardayda Jecel Barashada Horyaal Online College wuxuu qadanaa Fasalo Cusub fadlan nagala soo xariir 61 0804662 whatsapp iyo wicitaanba
08/04/2024
Horyaal Online College wuxuu qadanaa fasalo cusub oo fadlan isdiiwaan gali oo nagala soo xariir 61 0804662 whatsapp iyo wicitaanba
04/04/2024
Dhamaan ardayda jecel Barashada Caafimaadka gaarahaan Horyaal Online College wuxuu qadanaa fasalo Cusub oo ah fadlan nagala Soo xariir 61 0804662 whatsapp iyo wicitaamba
02/03/2024
Category
Contact the business
Telephone
Website
Address
Mogadishu
234H
Opening Hours
| Monday | 09:00 - 17:00 |
| Tuesday | 09:00 - 17:00 |
| Thursday | 09:00 - 17:00 |
| Friday | 09:00 - 17:00 |