Oud Care

Oud Care

Share

Live healthy and wellness.

Shirkadda Oud Care waa shirkad soo saarta waxa yaabo daabicii ah kuwaas oo loo isticmaalo qurxinta iyo daryeelka timaha, wejiga, jirka iyo wixii la mid ah.

17/11/2024

Isku darka xooga leh ee ku jira saliida ๐—–๐˜‚๐˜‚๐—ฑ ๐—–๐—ฎ๐—ฟ๐—ฒ ayaa ka mid ah Grapeseed, Jojoba, Rosemary and argan oil, kuwaas oo ka caawinaya timaha inay noqdaan kuwo tayo, awood iyo dhumuc leh si fududna aan u go'in timaha sido kalena kasoo koraan timaha gudaha xididada si dabiici ah.
๐—ฆ๐—ผ๐—ผ ๐—ฑ๐—ฎ๐—น๐—ฏ๐—ผ ๐—ต๐—ฎ๐—ฑ๐—ฑ๐—ฎ ๐—ช๐—ต๐—ฎ๐˜๐˜€๐—”๐—ฝ๐—ฝ: 618279993

09/11/2024

Stronger inside, shiner outside!

24/02/2024

Isku darka xooga leh ee ku jira saliida ๐—–๐˜‚๐˜‚๐—ฑ ๐—–๐—ฎ๐—ฟ๐—ฒ ayaa ka mid ah Grapeseed, Jojoba, Rosemary and argan oil, kuwaas oo ka caawinaya timaha inay noqdaan kuwo tayo, awood iyo dhumuc leh si fududna aan u go'in timaha sido kalena kasoo koraan timaha gudaha xididada si dabiici ah.
๐—ฆ๐—ผ๐—ผ ๐—ฑ๐—ฎ๐—น๐—ฏ๐—ผ ๐—ต๐—ฎ๐—ฑ๐—ฑ๐—ฎ ๐—ช๐—ต๐—ฎ๐˜๐˜€๐—”๐—ฝ๐—ฝ: 61 8279993

03/01/2024

๐—š๐—ข๐—ข๐—— ๐—›๐—”๐—œ๐—ฅ speaks louder than words.

25/12/2023

Get a ๐—™๐—ฅ๐—˜๐—ฆ๐—› splash of ๐—ก๐—”๐—ง๐—จ๐—ฅ๐—˜.

12/12/2023

๐—ข๐˜‚๐—ฑ ๐—–๐—ฎ๐—ฟ๐—ฒ is committed to making professional hair products.

02/12/2023

๐—ฆ๐—ฎ๐—น๐—ถ๐—ถ๐—ฑ๐—ฎ ๐—–๐˜‚๐˜‚๐—ฑ ๐—–๐—ฎ๐—ฟ๐—ฒ waxaa loo diyaariyay hab casri ah oo loo yaqaano (๐—–๐—ผ๐—น๐—ฑ ๐—ฃ๐—ฟ๐—ฒ๐˜€๐˜€) taasoo ah in cadaadis la saaro iniinta ama miraha dabiiciga (๐—ฃ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฒ๐—ป๐˜ ๐—ฆ๐—ฒ๐—ฒ๐—ฑ๐˜€) iyadoo la isticmaalayo heer kul (๐Ÿฎ๐Ÿฑ ๐˜๐—ผ ๐Ÿฎ๐Ÿณยฐ๐—–) si looga miiro saliid nafaqeysan wax chemicals ahna lagu darin si isku mid ahna u isticmaali karaan dhamaan rag, dumar iyo caruur.

๐—ฆ๐—ผ๐—ผ ๐—ฑ๐—ฎ๐—น๐—ฏ๐—ผ ๐—ต๐—ฎ๐—ฑ๐—ฑ๐—ฎ ๐—ช๐—ต๐—ฎ๐˜๐˜€๐—”๐—ฝ๐—ฝ: 61 8279993

21/11/2023

๐—›๐—”๐—ฃ๐—ฃ๐—ฌ ๐—ง๐—˜๐—”๐—–๐—›๐—˜๐—ฅ'๐—ฆ ๐——๐—”๐—ฌ!
Thank you for being my guide and teaching me life lessons.
#2023

09/11/2023

Saliida Cuud Care waxay ka dhigeysaa timahaaga kuwo awood ka leh laga so bilaabo salka hoose ee xididada ila darfaha waxayna siinaysaa timaha iyo scalp-ga nafaqadii iyo vitamins-ka ay u baahnaayeen.
๐—ฆ๐—ผ๐—ผ ๐—ฑ๐—ฎ๐—น๐—ฏ๐—ผ ๐—ต๐—ฎ๐—ฑ๐—ฑ๐—ฎ ๐—ช๐—ต๐—ฎ๐˜๐˜€๐—”๐—ฝ๐—ฝ: 61 8279993

Oud Care Live healthy and wellness.

03/11/2023

Saliida ๐—–๐˜‚๐˜‚๐—ฑ ๐—–๐—ฎ๐—ฟ๐—ฒ waxa ay siinaysaa timaha iyo madaxa qoyaan ku filan si looga hor tago madax xanuunka, qaleelka timaha, agool, aflaaqda iyo jajabka timaha. waxa aadna ku heleysaa muddo gaaban timo dhumuc leh dhaldhalaal iyo inay soo laabato midabki timaha, waxay kaloo ka dhigaysaa timaha kuwo kala baxsan la maamuli karo aadna u jilicsan.
๐—ฆ๐—ผ๐—ผ ๐—ฑ๐—ฎ๐—น๐—ฏ๐—ผ ๐—ต๐—ฎ๐—ฑ๐—ฑ๐—ฎ ๐—ช๐—ต๐—ฎ๐˜๐˜€๐—”๐—ฝ๐—ฝ: 61 8279993

24/10/2023

๐—ฆ๐—ฎ๐—น๐—ถ๐—ถ๐—ฑ๐—ฎ ๐—–๐˜‚๐˜‚๐—ฑ ๐—–๐—ฎ๐—ฟ๐—ฒ waxaa loo diyaariyay hab casri ah oo loo yaqaano (๐—–๐—ผ๐—น๐—ฑ ๐—ฃ๐—ฟ๐—ฒ๐˜€๐˜€) taasoo ah in la bur buriyo ama cadaadis la saaro iniinta ama miraha dabiiciga (๐—ฃ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฒ๐—ป๐˜ ๐—ฆ๐—ฒ๐—ฒ๐—ฑ๐˜€) iyadoo la isticmaalayo heer kul (๐Ÿฎ๐Ÿฑ ๐˜๐—ผ ๐Ÿฎ๐Ÿณยฐ๐—–) si looga miiro saliid nafaqeysan wax chemicals ahna lagu darin caafimaadna u ah madaxa iyo timaha.

๐—ฆ๐—ผ๐—ผ ๐—ฑ๐—ฎ๐—น๐—ฏ๐—ผ ๐—ต๐—ฎ๐—ฑ๐—ฑ๐—ฎ ๐—ช๐—ต๐—ฎ๐˜๐˜€๐—”๐—ฝ๐—ฝ: 61 8279993

Want your business to be the top-listed Beauty Salon in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Category

Telephone

Website

Address

Mogadishu
Mogadishu