Dharkeynley Hospital
Dharkeynley Hospital is a locally established medical institution in Somalia, dedicated to delivering reliable and cost-effective healthcare services.
Habraacyo Caafimaad, Daryeel ku haboon
Ilmahaagu wuxuu mudan yahay bilow caafimaad qaba, adiguna waxaad mudan tahay daryeel lagu kalsoonaan karo.
๐ฉบ ๐๐ต๐ฎ๐ฟ๐ธ๐ฒ๐๐ป๐น๐ฒ๐ ๐๐ผ๐๐ฝ๐ถ๐๐ฎ๐น
๐ Isgoyska Dabakaaya Madow, kasoo horjeedka 7 Star, Dharkeynley Madina, Muqdisho
๐ ๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐
Dharkeynley Hospital โ Halka caafimaad iyo kalsooni ay ku kulmaan
๐๐๐ฅ๐ค๐ ๐ข๐ฒ๐จ ๐๐๐ซ๐ฒ๐๐๐ฅ๐ค๐ ๐๐๐ช๐๐๐ซ๐ค๐
Hadii aad la dhibaatoonaysid xanuunada maqaarka ๐๐ต๐ฎ๐ฟ๐ธ๐ฒ๐๐ป๐น๐ฒ๐ ๐๐ผ๐๐ฝ๐ถ๐๐ฎ๐น wuxu kaa daaweenaya dhamaan Cudurada Maqaarka Timaha iyo Cidiyaha
๐๐๐๐๐๐ค๐๐๐ง๐ ๐ฐ๐๐ ๐ค๐จ๐ซ ๐ฎ ๐ช๐๐๐๐ข๐๐ ๐ญ๐๐ฒ๐๐๐ ๐๐๐๐๐ข๐ฆ๐๐๐๐ค๐ ๐๐ฎ๐ฅ๐ฌ๐ก๐๐๐
๐ฉบ ๐๐ต๐ฎ๐ฟ๐ธ๐ฒ๐๐ป๐น๐ฒ๐ ๐๐ผ๐๐ฝ๐ถ๐๐ฎ๐น
๐ Isgoyska Dabakaaya Madow, kasoo horjeedka 7 Star, Dharkeynley Madina, Muqdisho
๐ ๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐
Dharkeynley Hospital โ Halka caafimaad iyo kalsooni ay ku kulmaan
Xasaasiyada Dhibaatooyinka ee keento iyo waxa keena adigo xita cuntada lagu yaqaan iska joojiyay
๐๐ซ ๐๐๐ฒ๐ฅ๐ ๐๐จ๐ก๐๐ฆ๐๐ ๐๐ฎ๐ฌ๐ฌ๐๐ข๐ง Khabiirad ku takhasustay xanuunada maqaarka Talo iyo tusaale Waxay mar walba diyaar kuugu tahay dharkeynley hospital
๐๐๐๐๐๐ค๐๐๐ง๐ ๐ฐ๐๐ ๐ค๐จ๐ซ ๐ฎ ๐ช๐๐๐๐ข๐๐ ๐ญ๐๐ฒ๐๐๐ ๐๐๐๐๐ข๐ฆ๐๐๐๐ค๐ ๐๐ฎ๐ฅ๐ฌ๐ก๐๐๐
๐ฉบ ๐๐ต๐ฎ๐ฟ๐ธ๐ฒ๐๐ป๐น๐ฒ๐ ๐๐ผ๐๐ฝ๐ถ๐๐ฎ๐น
๐ Isgoyska Dabakaaya Madow, kasoo horjeedka 7 Star, Dharkeynley Madina, Muqdisho
๐ ๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐
Dharkeynley Hospital โ Halka caafimaad iyo kalsooni ay ku kulmaan
Sucdi Faarax Xasan oo umuliso ka howlgasha Dagmada Dharkeynley oo kalmad ka jeedisay xaflada xarig jarka iyada oo sharaxaysa baahida hospital ka u leeyahay hooyada uurka leh iyo in hooyadi ku dhasho hospital ka
๐๐๐๐๐๐ค๐๐๐ง๐ ๐ฐ๐๐ ๐ค๐จ๐ซ ๐ฎ ๐ช๐๐๐๐ข๐๐ ๐ญ๐๐ฒ๐๐๐ ๐๐๐๐๐ข๐ฆ๐๐๐๐ค๐ ๐๐ฎ๐ฅ๐ฌ๐ก๐๐๐
๐ฉบ ๐๐ต๐ฎ๐ฟ๐ธ๐ฒ๐๐ป๐น๐ฒ๐ ๐๐ผ๐๐ฝ๐ถ๐๐ฎ๐น
๐ Isgoyska Dabakaaya Madow, kasoo horjeedka 7 Star, Dharkeynley Madina, Muqdisho
๐ ๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐
Dharkeynley Hospital โ Halka caafimaad iyo kalsooni ay ku kulmaan
๐๐ซ ๐๐๐๐ฎ๐ฅ๐ฅ๐๐ก๐ข ๐๐๐ฅ๐๐ง๐ wa dhakhtar caruurta oo ka howl gala Dharkeynley Hospital oo ka hadlaya xaflada xarig jarka isaga oo sharaxaya howlaha hospital ka uu qabto iyo kuwa mustaqbal ka lasoo kordhin doono
๐๐๐๐๐๐ค๐๐๐ง๐ ๐ฐ๐๐ ๐ค๐จ๐ซ ๐ฎ ๐ช๐๐๐๐ข๐๐ ๐ญ๐๐ฒ๐๐๐ ๐๐๐๐๐ข๐ฆ๐๐๐๐ค๐ ๐๐ฎ๐ฅ๐ฌ๐ก๐๐๐
๐ฉบ ๐๐ต๐ฎ๐ฟ๐ธ๐ฒ๐๐ป๐น๐ฒ๐ ๐๐ผ๐๐ฝ๐ถ๐๐ฎ๐น
๐ Isgoyska Dabakaaya Madow, kasoo horjeedka 7 Star, Dharkeynley Madina, Muqdisho
๐ ๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐
Dharkeynley Hospital โ Halka caafimaad iyo kalsooni ay ku kulmaan
๐๐ซ ๐๐๐๐ฎ๐ฅ๐ฅ๐๐ก๐ข ๐๐๐ฅ๐๐ง๐ wa dhakhtar caruurta oo ka howl gala Dharkeynley Hospital wuxu sharaxaya ilmaha yar shubanka ku dhaca ilkaha marku dhacsado iyo in goorta ay tahay inuu dhakhtarka la xiriiro
๐๐๐๐๐๐ค๐๐๐ง๐ ๐ฐ๐๐ ๐ค๐จ๐ซ ๐ฎ ๐ช๐๐๐๐ข๐๐ ๐ญ๐๐ฒ๐๐๐ ๐๐๐๐๐ข๐ฆ๐๐๐๐ค๐ ๐๐ฎ๐ฅ๐ฌ๐ก๐๐๐
๐ฉบ ๐๐ต๐ฎ๐ฟ๐ธ๐ฒ๐๐ป๐น๐ฒ๐ ๐๐ผ๐๐ฝ๐ถ๐๐ฎ๐น
๐ Isgoyska Dabakaaya Madow, kasoo horjeedka 7 Star, Dharkeynley Madina, Muqdisho
๐ ๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐
Dharkeynley Hospital โ Halka caafimaad iyo kalsooni ay ku kulmaan
Gudoomiyaha Dagmada Dharkeynley Xuseen Xasan Maxamuud oo kasoo qeeb galay munaasabada Rasmiga Xarig Jarka Dharkeynley Hospital!
Waxaan si weyn ugu faraxsanahay inaan bulshada la wadaagno furitaanka Dharkeynley Hospital, oo u taagan bixinta adeegyo caafimaad oo tayo sare leh, casri ah, iyo daryeel Joogta ah 24/7.
๐จโโ๏ธ Waxaad ka howl gala dhakhaatiir takhasus leh:
๐น Dhakhtarka Haweenka & Hooyada Uurka Leh
๐น Dhakhtarka Qaliimada Guud
๐น Dhakhtarka Carruurta
๐น Dhakhtarka Cudurrada Guud
๐น Dhakhaatiirta Maqaarka, Timaha & Cidiyaha
Ujeeddadeennu waa inaan bulshada siino daryeel caafimaad oo lagu kalsoonaan karo, iyadoo la adeegsanayo aqoon, khibrad iyo qalab casri ah.
Caafimaadkaaga maanta waa farxada bari. Dib ha u dhigin booqashada dhakhtarka.
๐ฉบ ๐๐ต๐ฎ๐ฟ๐ธ๐ฒ๐๐ป๐น๐ฒ๐ ๐๐ผ๐๐ฝ๐ถ๐๐ฎ๐น
๐ Isgoyska Dabakaaya Madow, kasoo horjeedka 7 Star, Dharkeynley Madina, Muqdisho
๐ ๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐
Dharkeynley Hospital โ Halka caafimaad iyo kalsooni ay ku kulmaan
Rasmi Xarig Jarka Dharkeynley Hospital!

Fariinta Agaasimaha Hospital Dharkeynley
Waxaan markale u mahadcinaynaa dhamaan intii nagu garab istaagtay guritaanka hospital ka iyo kasoo qeeb galayaasha xaflada uu ugu horeeyo Gudoomiyaha Dagmada Xuseen Xasan Maxamud, Bahda caafimaadka, cuqaasha, dhaliyarada, Haweenka, iyo bulshada qeebeheeda kala duwan, Hospital Dharkeynley waxaa markasta ka goan in uu bixiyo adeeg caafimaad oo lamahdiyay
Bishaaro Bishaaro
Dharkeynley Hospital oo laga xarig jaray Dagmada Dharkeynley Mogadishu, Waxaa ka howl gala dhakhaatiir takhasusi ah iyo howl wadeeno u carbisan caawimaada bukaanka
Click here to claim your Sponsored Listing.
Contact the business
Website
Address
Mogadishu
252