GST Group Co.

GST Group Co.

Share

GST Group Co. waa shirkad hormuud ka ah soo dejinta, qaybinta iyo gaadhsiinta alaabo tayo sare leh.

Waxaan bulshada u soo gudbinaa adeeg hufan, kalsooni leh, iyo badeecooyin sumcad leh sida Cunto Bile iyo Salool Macaan.

๐Ÿ“ Hargeysa, Somaliland

31/05/2026

Cunto Bile โœจ ( Bilaa Kimiko )

Weli maad tijaabin ?

Waa duqus macaan ama qoondar dhadhan gaar ah siisa cuntada๐Ÿ˜‹

Ku dar cuntadaada,kana hel dhadhan macaan oo ka duwan kii h**e.

๐Ÿ“ž Dalbo hadda:

063-8888613 / 063-6688443

๐Ÿšš Free Delivery

Fadlan follow garee page-ka GST Group Co.
si aad ula socoto dalabyada cusub. โœจ

28/05/2026

Ciiddu waa farxad, adeegguna waa masuuliyad.

Iyadoo ay ciid tahay, GST Group Co. weli waxay u taagan tahay adeegga macaamiisheeda si shaqadu u socoto waqtigeeda. .

Cunto Bile Soo Dalbo Oo Hel Isla hada

Free delivery

063-6688443 / 0638888613

26/05/2026

Eid Mubaarak Dhamaan Umada Muslinka !

Cunto Bile Ku Ciid

Hada dalbo si aad bari ugu ciido oo isla hada hel

063-6688443/063-8888613

25/05/2026

๐ŸŒ™โœจ CIIDUL ADXA MUBAARAK โœจ๐ŸŒ™

Shirkadda GST GROUP CO. waxay hambalyo iyo bogaadin u diraysaa dhammaan ummadda Islaamka munaasabadda barakaysan ee Ciidul Adxa 2026.

Alle ha inaga yeelo ciidan kuwii ku gaadha nabad, bashbash, barwaaqo iyo horumar. ๐Ÿคฒ

Waxaan idiin rajaynaynaa farxad, caafimaad iyo maalmo kheyr badan oo aad la qaadataan qoyskiinna iyo ehelkiinna.
Ciid Wanaagsan dhammaan! ๐Ÿ’›

โ€œQofka aad la ciiddayso ku mention garee oo la wadaag hambalyadan ๐ŸŽ‰โ€

24/05/2026

Cunto bile ma dhadhamisay wali .

Hada soo dhadhami

Dalbo hada oo hel isla hada

063-6688443/ 0638888613

Want your business to be the top-listed Beauty Salon in Hargeisa?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Website

Address

Hargeisa
252