Calawla Dental Care
Kusoo biir bogga rasmiga ah ee xarunta daryeelka caafimaadka afka iyo ilkaha ee Calawla Dental Care🦷💜
📍HARGEISA-SOMALILAND 📞 063-8827454
30/09/2026
Haddii aad ku aragtay midabkan bunniga ama madawga ah oo ku samaysmay ilkahaaga waxaannu kuu haynaa xalkii oo ah maydhis iyo caddayn fudud.
👇🏽 La xidhiidh number ka hoos ku qoran oo ballan qabso.
📞 063-8827454
Nagusoo booqo xarunta daryeelka afka iyo ilkaha ee Calawla Dental Care
25/09/2026
اللهم صلِّ وسلم وبارك على نبينا محمد ﷺ، وعلى آله وصحبه أجمعين.
24/09/2026
Ka hortag xanuunka oo iska buuxi iligga leh suuska bilawga ah✨
14/09/2026
Gasho ilko casri ah oo muuqaal ahaan u eg kuwaaga dabiiciga ah tayo sarena leh.
Ka faai'dayso oo soo cesho dhoolla-caddayntaada.
goobta : suuqa-hoose, Hargeisa-Somaliland
kala xidhiidh: 063-8827454
12/09/2026
isticmaal daawoyinka cadayga ee leh maaddada flouride oo aad ka heli karto xarunteenna.
nagala soo xidhiidh 063-8827454 ama nagusoo booqo xarunta oo ku taalla suuqa hoose ee magaalada hargeisa.
05/09/2026
Haddii midabkii ilkahaaga uu beddelay cabbista shaaha, bunka ama balwaddu (qaad ama sigaar) waxa aannu kuu haynaa xalkii kuusoo celin lahaa caddaankii ilkahaaga.✨
waxa aannu diyaar u nahay in aannu kuu qabano adeegga ilko caddaynta(teeth whitening/bleaching).🤩
nagusoo booqo xarunteenna oo ku taalla suuqa hoose ee magalada Hargeysa.
📞063-8827454
03/09/2026
✨Isbaddal muuqda kahor iyo kadib✨
Nagu soo booqo xarunteenna si aad u ogaato xaaladda afkaaga iyo ilkahaaga una hesho daryeel dhammaystiran.
📞 063-8827454
📍Suuqa-hoose, Hargaysa-Somaliland
Telephone
Website
Address
Hargeisa
Opening Hours
| Monday | 08:00 - 20:30 |
| Tuesday | 08:00 - 20:30 |
| Wednesday | 08:00 - 20:30 |
| Thursday | 08:00 - 20:30 |
| Saturday | 08:00 - 20:30 |
| Sunday | 08:00 - 20:30 |
Alerts
Be the first to know and let us send you an email when Calawla Dental Care posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.