Dream Wedding Service
Kusoo Dhowoow DREAM WEDDING SERVICE oo aad ka helayso adeeg walba oo arooskaaga Kuu Wanaajinaya. 0634867574
29/08/2025
gaadhi ku habboon arooskaaga. πβ¨ DREAM WEDDING SERVICE waxay bixisaa: V8 LC200, Prado, Hyundai Palisade, VX Land Cruiser 1997 β Darawal xirfad leh ayaa kuugu diyaar ah!"
Ka dhig arooskaaga mid xusuus leh ππ° DREAM WEDDING SERVICE waxay la shaqeysaa Beauty Salon xirfad leh oo caruusada ka dhigaya mid dhalaalaysa!
Hoolka xafladdaada arooska waa muhiim ποΈβ¨ DREAM WEDDING SERVICE waxay isku dubarideysaa hotelka ugu habboon, cunto & cabitaan tayo sare leh, iyo decoration-ka riyadaada!
"Xafladdaada ha ka maqnayn daqiiqad kasta πΈπ₯ DREAM WEDDING SERVICE waxay la shaqeysaa sawir-qaadayaal & videographers xirfad leh!
Muusikada saxda ah waxay ka dhigtaa arooska mid xusuus leh πΆπ DREAM WEDDING SERVICE waxay bixisaa DJ & Live Band xirfad leh oo diyaar u ah arooskaaga!
"WAXAAN KULAHAA ISKA QODO, GOOGOOSKII AUN SOORAAAN IYO JAWAAB RIWAAYAD | MAJAAJILO
Click here to claim your Sponsored Listing.
Website
Address
Hargeisa