WHOE

WHOE

Share

always open

29/09/2026

๐Ÿ“–๐Ÿ•Œ QURโ€™AAN & CULUUMTA DIINIGA AH โ€“ ONLINE ๐Ÿ•Œ๐Ÿ“–
WHOE โ€“ Waadi Higher Online Education waxay kuu diyaarisay fursad aad si ONLINE ah ugu barato Qurโ€™aanka Kariimka ah iyo Culuumta Diiniga ah. ๐ŸŒ™๐Ÿ“š
Waxaad baran kartaa:
๐Ÿ“– Qurโ€™aanka Kariimka ah
๐Ÿ•Œ Culuumta Diiniga ah
๐Ÿ“š Akhriska & Tajwiidka
โœจ Aqoonta Islaamka
๐Ÿ‘ฅ ARDAY KOOBAN AYAAN LA QAADANAYAA!
Sidaas darteed, iska diiwaangeli inta boosasku bannaan yihiin.
โฐ WAQTIYADA CASHARRADA:
๐ŸŒ… Subax: 7:00 AM โ€“ 9:00 AM
โ˜€๏ธ Duhur: 12:00 PM โ€“ 2:00 PM
๐ŸŒ‡ Casar: 4:00 PM โ€“ 6:00 PM
๐ŸŒ™ Habeen: 8:00 PM โ€“ 10:00 PM
๐Ÿ“Œ Waqtiga waxaa lagu hagaajin karaa jadwalka ardayga.
๐Ÿ’ฐ Lacagta: Faahfaahinta lacagta waxaa lagugu siinayaa markaad isdiiwaangelinayso.
๐Ÿ“ฒ ISDIIWAANGELI HADDA:
WhatsApp: +252 674 891 090
๐Ÿ‘‰ Add me as a contact on WhatsAppโ 

Add me as a contact on WhatsApp.
https://wa.me/qr/27ADIQPFEJIOC1

๐ŸŽ“ WHOE โ€“ Aqoon โ€ข Xirfad โ€ข Akhlaaq
โœจ Baro Diintaada โ€ข Dhiso Mustaqbalkaaga

29/09/2026

๐ŸŽ“ BARO KOORSADA BASIC COMPUTER โ€“ OO BILAASH AH! ๐Ÿ’ป
Ma rabtaa inaad barato xirfadaha aasaasiga ah ee Computer-ka? ๐Ÿ–ฅ๏ธ
WHOE โ€“ Waadi Higher Online Education waxay kuu hayaa fursad aad ku barato Basic Computer FREE. ๐ŸŽ‰
Waxaad baran doontaa:
โœ… Computer Basics
โœ… Microsoft Office
โœ… Internet & Email
โœ… Digital Skills
๐Ÿ’ฐ KOORSADU WAA FREE!
๐Ÿ“ Registration Fee: Kaliya $5
๐Ÿ“ฒ Isdiiwaangeli hadda!
WhatsApp: +252 674 891 090
๐Ÿ‘‰ Add me as a contact on WhatsApp:
WhatsApp Registrationโ 

Add me as a contact on WhatsApp.
https://wa.me/qr/27ADIQPFEJIOC1

๐Ÿ“š WHOE โ€“ Aqoon โ€ข Xirfad โ€ข Akhlaaq
โœจ Learn Today โ€ข Build Your Future ๐Ÿš€

26/09/2026

๐Ÿ“ข OGAYSIIS MUHIIM AH ๐Ÿ“ข
๐ŸŒ™ Fursad Qaali ah khaasatan ardayda Ijaasada diyaarinaysa oo loogu talagalay Xufaadda Qurโ€™aanka Kariimka ah.
Qofkii doonaya in Qurโ€™aanka laga dhageysto xifdigiisa, ha ahaato maalin ama fadhi keliya, waxaa diyaar u ah fursad uu ku soo bandhigi karo xifdigiisa.
๐Ÿ“– Waxaa la dhageysanayaa: 5 Juz โ€ข 10 Juz โ€ข 15 Juz โ€ข 20 Juz โ€ข 25 Juz โ€ข 30 Juz
โœจ Maalin keliya qof walba waa laga dhageysanayaa inta uu rabo.
๐Ÿ“ฒ Haddii aad xiisaynayso, nagala soo xiriir WhatsApp: +252 63 322 8686
๐Ÿคฒ Fursaddan ha seegin โ€” Qurโ€™aankaaga ku dadaal, xifdigiisana adkee.

Message Quran online on WhatsApp. https://wa.me/252633228686

25/07/2023

how are you to day๐Ÿ˜

20/03/2023

The best player of ludo

23/11/2022

Category

Telephone

Website

Address

Hargeisa

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when WHOE posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Subscribe

We will notify you when anything happens in Hargeisa.