KAAHA Vitamins &Skin Care
KAAHA Vitamins &Skincare Waa xarun ay diyaar idiinku yihiim supplements-ka qaybohooda kala duwan sida Vitamins, Minerals iyo Proteins.
Sidoo kale waxaad naga heleysaan Skincare quality leh oo ka kooban cleansers,serum,creams,toners iyo saliidaha tinta.
28/07/2026
INTERNSHIP OPPORTUNITY โ FEMALE APPLICANTS ONLY
Kaaha Vitamins & Skincare โ Garowe is pleased to announce an exciting internship opportunity for 2 Female Interns to join our growing team.
Position: Internship (2 Female Positions)
๐ Location: Garowe, Puntland
๐
Application Deadline:2 August 2026
Requirements:
โ
Female applicant
โ
Passionate about skincare, beauty, and customer service
โ
Good communication and interpersonal skills
โ
Willing to learn and work in a professional environment
โ
Basic computer skills are an added advantage
What You'll Gain:
๐ธ Hands-on work experience
๐ธ Professional mentorship and training
๐ธ Opportunity to develop customer service and sales skills
๐ธ Potential for future employment based on performance
๐ฉ How to Apply:
Interested candidates are encouraged to submit their CV and a short cover letter to the [email protected] before 2 August 2026.
For more information, please contact us through our official channels or visit our office in Garowe.
Join Kaaha Vitamins & Skincare and start your journey toward a successful career!๐
02/07/2026
KAAHA Vitamins &Skin Care Waxay idiin keentay products cusub oo wax tar u leh caafimaadka fadlan noo imaaw
jidka meeraysane
Ama nagalsoo xiriir .
907456235
๐ DISCOUNT GAAR AH 25% ๐
Ku raaxayso Qiima dhimis 25% ah oo ka jirta dhamaan products-ka KAAHA VITAMINS AND SKINCARE!
๐ Vitamins tayo leh
๐ฟ Skincare natiijo muuqata leh
๐
Daryeel joogto ah oo quruxdaada kor u qaada
๐๏ธ Ka faaโiidayso fursadan gaaban oo ku habboon quruxdaada iyo caafimaadkaaga!
๐ Kaaha Vitamins & Skincare
โจ โQuruxdaadu waa mudan tahay daryeel fiican!โ
https://maps.app.goo.gl/Sfps1R1RT2zFPVx5A
๐น Waa maxay Vitamin B12?
Vitamin B12 waa vitamin ka mid ah B-complex oo jirka uusan samaysan karin, sidaas darteed waa in laga helo cunto ama supplements.
Healthline
๐น Faaโiidooyinka ugu muhiimsan
Samaynta dhiigga (RBCs): Waxay ka caawisaa samaynta unugyada dhiigga cas oo caafimaad qaba
Healthline
Nidaamka neerfaha: Waxay muhiim u tahay maskaxda iyo neerfayaasha
Medical News Today
DNA & unugyada jirka: Waxay ka qayb qaadataa samaynta DNA
Healthline
Energy: Waxay ka caawisaa jirka inuu si fiican u isticmaalo tamarta
๐น Calaamadaha yaraanta (Deficiency)
Haddii B12 yaraado, waxaa iman kara:
Daal iyo tabar darro
Maqaarka oo caddaada
Lallabbo ama rabitaan cunto oo yaraada
Kabuubyo (tingling) gacmaha iyo lugaha
Xusuus daciif iyo niyad-jab
Cleveland Clinic +1
Haddii aan la daaweyn, waxay keeni kartaa anemia iyo dhaawac neerfaha ah
Beauty of Joseon
22/03/2026
KAAHA Vitamins &Skin Care
Dhamaan skincare kaan iyo kuwo kale oo original ah waxay kuugu diyaar yihiin xarunteena GAROWE
KAAHA VITAMINS AND SKINCARE
Category
Address
Alerts
Be the first to know and let us send you an email when KAAHA Vitamins &Skin Care posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.