Alaale herbal

Alaale herbal

Share

dawooyin

25/01/2026

🌿 C/Fatax Ruqyah Water Company 🌿
💧 Biyo lagu akhriyey Qur’aanka Kariimka ah 💧
Ma dareemaysaa culays ruuxi ah, walbahaar, ama dhibaato u baahan daawo Qur’aan?
✨ C/Fatax Ruqyah Water Company waxay kuu diyaarisay biyo nadiif ah oo lagu akhriyey Qur’aanka Kariimka ah, gaar ahaan Suurada Al-Baqarah, si waafaqsan Sunnada Nabiga ﷺ.
✅ Lagu akhriyay Qur’aan dhammeystiran
âś… Nadaafad & kalsooni buuxda
âś… Ujeeddo: Ruqyah sharci ah & caafimaad ruuxi
âś… Ku habboon cabbid, qubays & isticmaal ruqyo
🤲 Qur’aanku waa daawo, iftiin iyo barako uu Alle ku manaystay addoomadiisa.
📞 WhatsApp: 0654060349
📍 C/Fatax Ruqyah Water Company
💙 Shifo iyo Barako Qur’aan

19/01/2026

Waa maxay madax-kalaguur?
Madax-kalaguur waa barar ama kuus ku samaysma madaxa ilmaha kadib dhalmada. Waxa uu dhacaa marka dheecaan jilicsan ama dhiig yar uu ku ururo inta u dhexeysa maqaarka iyo lafta madaxa.
Xaaladdan badanaa waxa ay la mid noqon kartaa:
Caput succedaneum (barar jilicsan oo ka gudbi kara xuduudda lafaha)
Ama mararka qaarkood Cephalohematoma (dhiig ku urura korka lafta, kana gudbi karin xuduudda lafta)
Sababaha
Madax-kalaguur waxa sababi kara:
Cadaadis xooggan oo madaxa ilmaha ku dhaca inta lagu jiro dhalmada
Foosha oo dheeraata
Isticmaalka qalabka dhalmada sida vacuum ama forceps
Ilmaha oo marinka dhalmada ku dheeraada
Sida uu u muuqdo
Barar ama kuus ka muuqda madaxa ilmaha
Badanaa xanuun ma laha
Maqaarku wuu caadi ahaan u ekaan karaa
Mararka qaarkood wuu jilicsan yahay marka la taabto
Halista iyo dhibaatooyinka
Inta badan ma aha mid khatar ah
Badanaa iskaga baaba’a maalmo ilaa toddobaadyo gudahood
Cephalohematoma-da qaarkeed waxay keeni kartaa jaandis (cagaarshow) sababtoo ah dhiigga dib u burburaya
By:C/fatax maxamud c/karim

Profile pictures 19/01/2026
19/01/2026
19/01/2026

🌿 SALIIDDA XULBADDA 🌿
(Fenugreek Oil)
✨ Saliid dabiici ah oo timaha u fiican
Faa’iidooyin: ✔ Timaha way dheereysaa
âś” Timaha dhacaya way yareysaa
âś” Timaha way adkaysaa & dhumuc siisaa
âś” Qolofka madaxa way ka saartaa
âś” Timaha dhalaal & madow ayay siisaa
Sida loo isticmaalo: Ku mari madaxa, si tartiib ah u duug
Ka tag 1–2 saacadood ama habeen dhan
Kadib ku dhaq shaambo
🌱 100% Dabiici | Kiimiko la’aan
👨‍🦱👩‍🦱 Ku habboon Rag & Dumar

19/01/2026

hamoogaan geedka muriingaha
Waxaadna kahelaysaa xarunteena
Kalasoo xidhiidh
Whatsapp:0634780381

Category

Website

Address

123
Erigavo
123