Bulqas media
Muuqlo iyo war xaqiiqa ah
25/10/2024
Hordhac Sawirada Urur siyaasadeedka hillaac oo si balaadhan loogusoo baxay fagaaraha Magaalada Berbera
Bulqas media
Following
25/10/2024
Xildhibaanno ka tirsan Gollaha deegaanka Burco oo ay hogaaminayaan maayirkii iyo kuxigeenkii ayaa ku dhawaaqay maanta iney si rasmi ah ugu biireen xisbiga mucaaridka ee Waddani..
24/10/2024
BIG NEWS: Muqdisho Berri waxay soo dhawaynaysaa Markabkii shidaalka ka qodi lahaa Galmudug-Somalia, wuxuu kusoo xiranayaa Dekadda Xamar.
Qorshaha ayaa ah in masuuliyiinta Somalia iyo Turkiga ay ka qeyb galayaan salaadda Jimcaha kadib soo dhaweynta markabkaas. Ugu dambeyn wuxuu u gudbi doonaa Xeebaha Galmudug.
Galmudug shidaal ma lasoo bixi karta!
Category
Website
Address
Buuhoodle