Gobsan Arts

Gobsan Arts

Share

ku soo dhawoow Gabsan Arts, waa madal soo gudbisa qurxinta wax-yaabaha arts-ka ah kuwaas oo sida aad rabto laguugu qurxin doono, mahadsanid.

25/09/2024

Waxaad u isticmaali kartaa furayaasha noockasta oo ay yihiin kitaabka Quraanka kariimka iyo buugaagta 🥰

20/09/2024

Asma laki congratulations qli 🥰🎓

20/09/2024

Gift yaroo cajiiba oo gacanta lagu sameeyey u hadyadee naftaada iyo cidkasto la jeceshahay inaad la faraxdid maalintiisa 🥰❤️🫶Soo dhawaada 🥰

Ictiraafkana aad heshaane nasoo follow gareeya 😂

17/09/2024
Photos from Gobsan Arts's post 16/09/2024

Raxligii quraanka iyo tray yadiiba waa diyaar soo dalbo midabkaad rabtid waa laguu samaynayaa

15/09/2024

Haddii aad u bahan tahay in magacaaga lagu design gareeyo waa diyaar qofkii u bahan ha nala soo xidhiidh.

15/09/2024

muuqaalkan waa frame aad qurxoon oo aad gurigaaga ku aad ku qurinsan karto, qofkii u bahan waa isla soo xidhiidhi karaa waa loo sameyn mid uu ku qanco.

Website

Address

Burao, Togdheer
Burco