Taatikada ciyaaraha 1
Allah mad leh
ماشاءالله تبارك الله بارك الله فيكم
qarannimo✌️👏
🤣🤣onana
🫶
18/01/2025
Darwiiiiiin Darwiiiiiin goalaaaaazo
Liverpool win
13/01/2025
Daafaca Manchester City, Kyle Walker, ayaa u muuqda mid ka tagaya kooxda ugu yaraan illaa dhammaadka xilli-ciyaareedka, maadaama uu doonayo inuu ka gaaro hankiisa ah inuu kubadda cagta dibadda uga ciyaaro isla markaana uu hagaajiyo noloshiisa shaqsiyadeed.
Walker oo 34 jir ah ayaa xilli ciyaareedkan ku dhibtooday qaab ciyaareedkiisa, taas oo ay sii xumeysay hoos u dhaca lama filaanka ah ee natiijooyinka Manchester City tan iyo bilowgii bisha November.
Click here to claim your Sponsored Listing.