Abdinazir somali Tv

Abdinazir somali Tv

Share

facabook bageyka raasmi ah ee waa abdinazir somali Tv
kusodhowow caasimada buntalnd

21/07/2026
21/07/2026

Waxaa geeriyooday laba qof oo ka mid ahaa dadkii ka qeybgalayay aas wadareed ka socday magaalada Qabribayax, kadib markii ay ku soo duntay xabaal wadareed la qodayay.
Dhacdadan murugada leh ayaa dhacday xilli la aasayay 12 qof oo h**e ugu geeriyooday shil gaari, iyadoo goobta ay isugu soo baxeen dadweyne aad u badan.
Wararka hordhaca ah ayaa sheegaya in sidoo kale ay jiraan dhaawacyo soo gaaray dad kale, kuwaas oo loo fidiyay gurmad.
Ilaahay ha u naxariisto dhammaan intii geeriyootay, eheladoodana samir iyo iimaan haka siiyo. Aamiin. 🤲🕊️

20/07/2026

Guddoomiyaha Degmada Boosaaso Dr Cabdiraxmaan Cabdullaahi Cali oo ay weheliyaan Wasiirro ka tirsan Dowladda Puntland, ayaa kormeer shaqo ku tegay Dekedda Boosaaso, si ay ugu kuurgalaan habsami u socodka howlaha ganacsi ee ka socda dekedda, gaar ahaan dejinta iyo dhoofinta badeecadaha kala duwan.

20/07/2026

“Dowladu waa waalid; qofka haddu khalad galo way toosisa Balse sax ma aha in layirahdo, waa warey Wariye xiran.." Madaxweyne Deni

11/07/2026
07/07/2026

Ciidankeenna geesiyaasha ah waxaan ugu hambalyeeynaynaa guulaha ay ka gaareen Howlgalka Calmiskaad iyo Sugida Amniga Puntland, waxaa guutooyin ka mid ah hadda tababar uga bilowmaya xeryaha tababarka ee Qardho iyo Badhan, si khibradooda kor loogu sii qaado.

29/06/2026

Taliska Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed gaar ahaan C ID oo Soo bandhigey Dhalinyarada Baraha Bulshada ku faafisa Dhaqan xumada lidka ku ah Diinteena suuban iyo dhaqankeena Soomaaliyeed

Want your business to be the top-listed Beauty Salon in Bosaso?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Telephone

Website

Address

Bosaso Bari
Bosaso
BOSASOBARI


Impact-Site-Verification: 5f7e650c-011a-4d7e-b989-d3fe8f74c47e