Jebeye Dhogor libax
Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Jebeye Dhogor libax, Health/Beauty, Bosaso.
Isbadalkii ugu weynaa ee Deni raadinayay wuu helay wuxuuna ka dhaxlay in maanta gudaha Puntland lagu dhex abuuray ciidamo asaga qatar ku.
15 may Deni wuxuu u arkayay maalin isbadalkii uu rabay uu curtay maanta se wuxuu guranayaa mirihii qaraaraa ee uu maalinkaas beertay.
Madaxweyne Deniyow ama isdhiib ama isdifaac mid seddexaad kuma furna…
10/05/2026
# # # MAXAAD KA OGTAHAY BUUGA MASRAXA GEERIDA IYO KUWA LAMIDKA AH ???
Xogo hoose ee aan helnay waxay sheegayaan inay Somalia Xafiisyo qarsoon ka furteen 35- sano ee burburka dhamaan ururo diimeedyada aduunka ka jira sida Masiixiyiinta, Cilmaaniyiinta, yahuudiyiinta, None, illuminati, Masuniyiinta, dhaqandooriska , argagixisada iwm ayagoo samaystay dad Soomaaliyeed oo ayaga ku matala wadanka afkaartooda si qarsoon u faafiya , kuna mushaar qaata arimahaas ee halaga diktoonaado muwaadin dalkaaga, dadkaaga iyo diintaada waxba ha dhaafsan .
FG: Dawlada dalka iyo Culumadu si dhow ha ula socdaan hana ka hortagaan dhaqdhaqaaqyada wadanka ka socda iyo ururada cusub ee samaysmaya intay cusub yihiin si wax looga qabto xil ayaa idinka saaran ee kuwo indhuhu u shidanyihiin noqda .
Casharka taarikhda
Nin walalki dorsaday ilah daraja siiwaye
Xukuumada Naas iyo Nikaax
Click here to claim your Sponsored Listing.