ururka horumarinta degmada caluula

ururka horumarinta degmada caluula

Share

ka saqaynta horumarinta degmada caluula

20/03/2026

Dhaman umada somaliyeed meel walbo ay jogan waxan idin leenahay ciid wanagsan.

18/03/2026

Taariikh 18\3\2026
Ururka horumarinta degmada calula waxa uu soo dhawaynayaa warqada kaso baxday gudonka gobolka oo ah in laysugu yimado casumada gobolka rasicasayr lana qabto doorasho sharci ah taso lagu dhisayo dalada dhalinyarada gobolka rasicasayr.

Waxan markasta utaganahay midaynta dhalinyarada gobolka rasicasayr oo ah mid muqadis ah.

Mahadsanidiin

16/03/2026

Ururka horumarinta degmada caluula waxa uu cabaraynaya boobka lagu magacabay dalada dhalinyarada degmada caluula taso loo maray sifo sharci daro ah

Category

Website

Address

Caluula
Alula