Kaafi Institute for Health Science

Kaafi Institute for Health Science

Share

โ€œCaafimaad laโ€™aan, waa nolol laโ€™aan.โ€ ๐ŸŒฟ
โ€œNin caafimaad qaba, waa nin taaj qaba.โ€ ๐Ÿ‘‘
๐Ÿ’‰๐Ÿฉธ๐Ÿงช๐Ÿงซ

15/09/2026

โ€œWhat world do you see?โ€

โžก๏ธ โ€œAdigu adduun noocee ah ayaad aragtaa?โ€
Anagu waxan aragna halka aadku horumari karto mustaqbalna adka sameyn karto in ay tahay hoyga aqoonta & Tababarka xirfada ee Kaafi Institute for Health Science fadlan kalay ee sii aad u karoorsato aqoontada kana hel kaafi wax barasho tayeysan sii aad himillo wngsn aadku gaarto


.

15/09/2026

๐ŸšŒ MASAARAN TAHAY BASKA
๐— ๐—”๐—–๐—›๐—”๐——๐—ž๐—” ๐—•๐—”๐—ฅ๐—”๐—ฆ๐—›๐—” ๐—–๐—จ๐—Ÿ๐—จ๐—จ๐— ๐—ง๐—” ๐—–๐—”๐—”๐—™๐—œ๐— ๐—”๐—”๐——๐—ž๐—” ๐—˜๐—˜ ๐—ž๐—”๐—”๐—™๐—œ

06/09/2026

๐Ÿ“ข OGEYSIIS MUHIIM AH

Kaafi Institute for Health Science

Bahda Machadka Barashada Culuumta Caafimaad ee Kaafi waxay si rasmi ah ugu wargelinayaan dhammaan ardayda machadka in maanta oo ay taariikhdu tahay 6-da September 2026 la shaacin doono Natiijada Imtixaanka Buugga .

๐Ÿ“š Buugga:
๐Ÿ“… Taariikhda: 6/September/2026
โฐ Waqtiga: 12:00 Duhurnimo

Dhammaan ardayda waxaa laga codsanayaa inay indhaha ku hayaan bogagga rasmiga ah ee KAAFI INSTITUTE FOR HEALTH SCIENCE ee Social Media, halkaas oo lagu soo bandhigi doono natiijada.

๐ŸŽ“ Guul iyo nasiib wanaagsan dhammaan ardayda.

KAAFI INSTITUTE FOR HEALTH SCIENCE
โ€œAqoontu waa furaha mustaqbalka.โ€

05/09/2026

๐Ÿ“ข MAGACAABIS RASMI AH

Maamulka Machadka Barashada Culuumta Caafimaad ee KAAFI ayaa si rasmi ah ugu magacaabay:

Hon Mohamed Ahmed Mohamed(Dr. Boore)

Madaxa Maamulka Arrimaha Bulshada ee Machadka.

Waxaan u rajaynaynaa Dr. Boore inuu si hufan oo masuuliyad leh uga soo baxo waajibaadkiisa cusub, isla markaana uu kaalin muuqata ka qaato horumarinta iyo adeegga bulshada machadka.

Hambalyo iyo guul ayaan kuu rajaynaynaa. ๐ŸŽ‰


.

15/08/2026

๐ŸŽ‰ HAMBALYO & DHIIRRIGELIN ๐ŸŽ‰

Machadka Barashada Culuumta Caafimaadka ee KAAFI wuxuu hambalyo iyo bogaadin u dirayaa dhammaan ardayda fasalka 12aad ee ku guuleystay Imtixaanka Qaranka. ๐Ÿ‘๐ŸŽ“

Guushiinna waa mid mudan in lagu faano, waana natiijada dadaalkii, dulqaadkii iyo juhdigii aad geliseen waxbarashada. ๐Ÿ“š

Waxaan idinku dhiirrigelinaynaa inaad halkaas ka sii waddaan dadaalkiinna, kana dhigateen guushan bilowga mustaqbal ifaya.

Hambalyo mar kale, guul iyo horumar ayaan idiin rajaynaynaa!

KAAFI INSTITUTE FOR HEALTH SCIENCE ๐Ÿฅ๐ŸŽ“

Photos from Kaafi Institute for Health Science 's post 13/08/2026

, TAARIIKH: 13/08/2026

DHAMMAAN ARDADA MACHADKA BARASHADA CULUUMTA CAAFIMAADKA EE Kaafi Institute for Health Science waxaa qabsoomaly [practice] [Tababar] Tolmo oo ay u wada dhamayeen maclimiinta & ardada machadka.

23/07/2026

Kaafi Institute for Health Science .
๐Ÿ•Œ ู‚ุงู„ ุฑุณูˆู„ ุงู„ู„ู‡ ๏ทบ:
ยซู…ูŽู†ู’ ุตูŽู„ู‘ูŽู‰ ุนูŽู„ูŽูŠู‘ูŽ ุตูŽู„ูŽุงุฉู‹ ูˆูŽุงุญูุฏูŽุฉู‹ุŒ ุตูŽู„ู‘ูŽู‰ ุงู„ู„ู‘ูŽู‡ู ุนูŽู„ูŽูŠู’ู‡ู ุจูู‡ูŽุง ุนูŽุดู’ุฑู‹ุงยป

"Qofkii hal mar igu salliya, Alle wuxuu ugu sallinayaa toban jeer."

๐Ÿ“– ุงู„ู„ู‡ู… ุตู„ ูˆุณู„ู… ูˆุจุงุฑูƒ ุนู„ู‰ ู†ุจูŠู†ุง ู…ุญู…ุฏ ๏ทบ

Alle ha inaga aqbalo salaadda, ducada iyo camalka suuban.

Photos from Kaafi Institute for Health Science 's post 16/07/2026

#๐–๐€๐‘๐†๐„๐‹๐ˆ๐

๐€๐ซ๐๐š๐๐š ๐Œ๐š๐œ๐ก๐š๐๐ค๐š ๐Š๐š๐š๐Ÿ๐ข ๐š๐ฒ๐š๐š ๐ค๐ฎ ๐›๐š๐š๐ช๐š๐ฒ๐š ๐ข๐ง ๐š๐ฒ ๐ค๐ฎ๐ฌ๐จ๐จ ๐›๐ข๐ข๐ซ๐š๐š๐ง ๐š๐ซ๐๐š๐๐š ๐๐ข๐›๐š๐-๐ฃ๐จ๐จ๐ ๐ ๐š ๐š๐ก, ๐ ๐š๐š๐ซ ๐š๐ก๐š๐š๐ง ๐š๐ซ๐๐š๐๐š ๐ฃ๐ž๐œ๐ž๐ฅ ๐ฑ๐ข๐ซ๐Ÿ๐š๐๐š ๐œ๐š๐š๐Ÿ๐ข๐ฆ๐š๐š๐๐ค๐š.

๐Ÿš† Waxaan wali saaran nahay tareenkii waxbarashada, waxaana ku rajo weyn nahay in aan gaarno himiladeenna. ๐Ÿ“š

Waxaan ku dadaaleynaa in aan riyooyinkeenna ka dhigno kuwo dhab noqda, si aan aqoonteenna ugu adeegno una horumarinno bulshadeenna Soomaaliyeed. ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด๐Ÿค

oo nala Qaata xirfada caafimaad



Kaafi Institute for Health Science

Photos from Kaafi Institute for Health Science 's post 10/07/2026

๐ŸŽ“ Hambalyo iyo Bogaadin! ๐ŸŽ‰

Mamaulka & maclimiinta machadka barashada culuumta caafimaad Ee
Kaafi Institute for Health Science .
Waxay hambalyo iyo bogaadin gaar ah u dirayaan Dr. Ahmed Ali Mohamud, oo si guul leh u soo dhammeystay safarkiisii waxbarasho ee jaamacadda.

Dr. Ahmed Ali Mohamud waa hawl-wadeen ka tirsan Machadka Kaafi, waxaana ku faraxsanahay guusha uu gaaray.

Waxaan Alle uga baryeynaa inuu cilmigiisa uga dhigo mid anfaca diintiisa, dalkiisa, iyo dadkiisa, kana siiyo guulo iyo horumar ka sii ballaaran mustaqbalka. Aamiin. ๐Ÿคฒ

Hambalyo mar kale, Dr. Ahmed Ali Mohamud! ๐ŸŽ‰

Category

Website

Address

Afgoi
Afgoye
WAANJEEL

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Kaafi Institute for Health Science posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Subscribe

We will notify you when anything happens in Afgoye.