Ganni genyo
Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Ganni genyo, Health/Beauty, Hagadera, Eldoret.
01/09/2023
10 sheey oo iga caawiyay in aan salaadda ku khushuuco:
1. Waxaan bartay tafsiirka suuratul Faatixa.
Maashaa allaah khushuuc badanaa markaa fahmeyso aayad walboo aqrineyso.
๐ฟ๐
2. Waxaan ogaaday markaa salaadda xerto oon Allaahu akbar dhaho in aan horay faataxo ka aqrin een aqriyo ducada furufurashada salaadda taasoo ah:
Allaahumma baacid beynii wabeyna khaadaayaaya kamaa baacadta beyna mashriqi wal maqrib.
ุงูููู
ุจุงุนุฏ ุจููู ูุจูู ุฎุทุงูุงู ูู
ุง ุจุงุนุฏุช ุจูู ุงูู
ุดุฑู ูุงูู
ุบุฑุจ.
๐๐ฟ
3. Waxaan subixi xifdiyaa hal safxad oo qur'aanka ah kadibna 1kaa safxad ayaan maalinkaa oo dhan ku dukadaa, halki aan awal suuradaha gaagaaban kaliya kusoo celeclin jiray.
๐ฟ๐
4. Waan is dejiyaa oo isma boobsiiyo.
Rakco walba waqtigeeda ayaan siiyaa, suraadahana ma boobsiiyo oo si qurxan ayaan u aqriyaa, taasna waxay iga saacidday in aan salaadda ku khushuuco.
๐๐ฟ
5. Nadaafadda iyo iscarfinta.
Hadduu jawiga kululyahay waan soo qabeystaa, dharki saalaadda ayaan soo xedhaa, qolka carfiso ayaan ku buufiyaa, saliga waan carfiyaa, meel degen oo nadiif ah oo ka fog tvga iyo marmaritaanka dadka ayaan ku dukadaa taasna aad ayey ii saaciday.
๐ฟ๐
6. Waxaan is dareensiiyaa weynaanta Allaah, iyo in aan hortiisa taaganahay oon u rukuucayo
una sujuudayo, iyo in uu ii jeedo uu i maqlayo๐ฅบ.
๐๐ฟ
7. Markaa rukuucayo iyo markaa sujuudayo waxaa xasuustaa in dunuubteyda ay saaranyihiin madaxeyga, mar walboon rukuuco ama sujuudana ay iga soo hoobanayaan oon ka nafiifsamayo kadibna aad baan ugu dheeraadaa sujuudda oo waan macaansadaa, halki aan awal degdegi jiray ๐ฅฐ.
๐ฟ๐
8. Attaxiyaadka.
Inta aan aqrinayo waxaan sawirtaa in aan si dhaba u salaamayo nabiga scw "Assalaamu caleyka ayyuha nnabiyyu waraxmatullaahi wabarakaatuh" kadibna farta ayaan fidiyaa markaan marayo "Ash hadu an laa ilaah illa laahu wa ash hadu anna Muxammadan cabduhu warasuuluh".
๐๐ฟ
9. Markaan salaadda ka baxo waxaan xasuustaa in ay malaa'igta ii duceynayaan intaan saliga fadhiyo, markaas ayaan saliga ku nagaadaa oon aayatul kursi aqriyaa oon faraheyga ku tasbiixsadaa oo duceystaa waalidkeyga iyo walaalahey iyo dhamaan muslimiintana u duceeyaa.
๐ฟ๐
10. Mar walbo waxaan isku dayaa in aan daahir ahaado, haddaan meel aadayo iyo haddaan guriga joogaba, mar walba oon suuliga galo kadib waan weyso qaataa, taasna waxay iga saaciddaa in horay ka dukado salaadda oo aanu caajis igalin sheydaankana ii dhihin ma weyso qabtid iyo dib u dhigo salaadda hadhow ayaad weyso qaadaniye.
Fadlan ilaahey dartii love dheh oo share garee ๐ฟ๐๐ฟ
ู
ูููู ๐ฅฐ
30/11/2022
Hadi ad tirisan nimcoyinka alle makobi kartan badnan awged.
Inad heshid lamano ๐ad kujecel ne waxey kamid tahy nimcoyinka Allah bixiyo alxm Allah hano xafido inta hesanineh Allah hakasaro single nimada๐คฉ
23/09/2022
โ
Markaa naftaada daryeeleysid ha u daryeelin ninkaaga dartiis ama inaa nin kusoo jiido. ๐ป
๐ท๐ธ
Markaa miisaankaaga ilaalineyso, ood labiskaaga qurxineyso, ood naftaada dhiseyso ood caqligaaga kobcineyso yeysan intaana kaa noqon nin ku kasbo ama nin hakaa helo. ๐ป
๐ท๐ธ
Iska ilaali in hamigaaga oo dhan iyo wax walbood naftaada u sameyneyso ay kaa noqdaan si aad nin kusoo jiidato ama ninkaaga kuu raali geliso. ๐ป
๐ท๐ธ
Waayo intaa isku dayeyso qof kale raali gelintiisa waxaad albaabka u fureysaa walwal, kalsooni daro, depreshan iyo cuduro nafsi ah waayo wey adagtahay inaa qof bani aadam ah qanciso 100% waxaana ku qasbanaaneysaa in aad sameyso wax aysan naftaada awoodin ama aysan jecleyn taas oo caqabad weyn kugu noqon doonta kuuna sababi doonta xanuuno maskaxeed. ๐ป
๐ท๐ธ
Is qurxi wax baro si qurxan u labiso naftaada horumari caqligaaga kobci inta aad awooddo, hadafkaagana yuusan noqon saa u raali geliso bani'aadam Alle abuuray ee hadafkaaga ha noqdo Allaah dartiis kadibna naftaada darteed.
๐ท๐ธ
Waayo markaa Alle raali geliso naftaadana raali geliso ayaad awoodi kartaa inaa sowjkaaga iyo caruurtaada iyo inta kugu hareereysan raali gelinso.
๐ท๐ธ
Lkn inta aad wax walba qof dartii u qabaneyso ood dartii isku qurxineyso dartii wax u baraneyso, dartii u labisaneyso, haddii birito uu qofkaas meesha ka baxo waxaad soo istaageysaa meel cidlo ah halkaas ayaana uga hareysaa wixi aad naftaada u sameyn jirtay adiga oo nafsi ahaan u daalan oo awoodaadi ku dhameeyay raali gelintiisa.
โ
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Contact the business
Website
Address
Eldoret
FARAXSAN