qaali ladan
warar xaqiiq ah
30/05/2026
Allaha u naxariistee Cabdirisaaq ayaa ku geeriyooday gacan ka hadal ka dhashay muran dhex maray isaga iyo nin ay ka wada shaqeynayeen shirkadda Amazon sanadkii 2024.
Sida lagu soo warramay, muranka ayaa ka bilowday dood ku saabsan gobollada Galmudug iyo Puntland, Taasoo aheyd in galmudug ka fcn tahay puntland, Halka dhanka kale uu aaminsana in puntland ka fiican tahay galmudug. balse ugu dambeyn wuxuu isu beddelay dagaal sababay dhimashada marxuumka.
Maanta ayaay maxkamaddu ku xukuntay eedeysanaha 10 sano oo xabsi ah. Xukunkan ayaa dood ka dhex abuuray bulshada, iyadoo dad badan ay isweydiinayaan in 10 sano oo xarig ah ay tahay ciqaab ku filan marka loo eego dhimashada wiil dhalinyaro ah.
゚viralfbreelsfypシ゚viral
28/05/2026
Dhalinyaro soomali oo is dishay
Khalid oo 26 jir ahaa ayaa saaka lagu toogtay Canterbury Park xilli la tukanayay salaadda ciidda.
Booliiska magaalada Shakopee ayaa sheegay in khalid u dhintay dhowr xabadood ee lagu dhuftay waxaana Dil ka loo soo xeray 3 dhalinyaro soomaali ah.
Dilka soomalida isku geystaan ayaa ku Soo badanaayo magaalooyin badan ee ka tirsan mareykanka.
ALLE ha u naxariisto Khalid
゚viralfbreelsfypシ゚viral
Deyn maayo
Congratulations
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Website
Address
Alerts
Be the first to know and let us send you an email when qaali ladan posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.