Guumaysi Diid

Guumaysi Diid

Share

Love

04/08/2026
26/04/2026

Wali wxan dhawrayno aya jira wana nabada

Hadalkaygu nabad bad siti ku haysanae
Hddse naaska nabada diidan
Danbal.maha mid la ini baryaayo

Hdaan ku xeeriyon baarka kuu fidhay
Micneheda hdd ka dhigtay inad igu tumato
Dhibku wa aniga oo baarka ku fidhay
E maha adiga
Nabada inn ilaalinayno.on waliba astan u nahay
Wa inn wali afkayaga haysano on cidna qadfin

Nabadii shalay ad firmayseen hda diidanse
La ini.baryi.maayo.
Fariinta an u dirayno.lamaha amanka
Ano afka dhalinta gobalka ku hadlaya
Nabad ma jirto wx lagu doorsanayo
Nabad ban arkayna oo colad ku doorsan mayno
Inn nabada gobalka sitti iyo tan degankaba ilalinana wa wx naga go an diyarna an u nahy inn dhawrno

Dadka dhibka wada e duurka ugu jira
Iyo kuwa wada bulsho kicinta e madax iyo shacabale
Wa in talaabo laga qaaado

Siti colaad una baahna
Umana socoto

Want your business to be the top-listed Beauty Salon in Addis Zemen?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Category

Telephone

Website

Address

Cabdi Rashiid
Addis Zemen
XASAN